Sharciyo Cusub oo Sweden ka Dhaqan-galay, Waalidka oo Caruurta ka celin karin Sinada iyo...
Waxaa 1da Juun 2022, Sweden ka dhaqangalay sharci cusub oo lagula dagaallamayo wax lagu sheegay “Cadaadiska Sharafta” (Hedersförtryck), kaasoo lagu mutaysan doono xabsi u...
Digniin: Ninka ugu Qatarta badan Norway oo Xabsiga ka Baxsaday, Sweden oo uu ku...
Booliska hore ee loo xilsaaray dabagalka waxa loo arko “Ninka ugu halista badan Norway” ayaa filayey in ninkan uu ku dhuumanayo guri ku yaala...
War Muhiim Ah: Booliska Sweden oo bixinta Basaboorka War kasoo saaray
Booliska Sweden ayaa shaaca ka qaaday in dib loo bilaabayo howsha bixinta baasaboorka kadib markii ay dib u habeyn ku sameeyeen qalabka lagu bixiyo baasaboorka ee dalka...
Barlamaanka Sweden oo Sharci Cusub Ansixiyay Maanta
Baarlamaanka dalka Sweden ayaa isku raacay in sare loo qaado da’da hawlgabka ee dalka.
Laga bilaabo sanadka soo socda ee 2023, qofku waa in uu gaadhay da'da 66 si...
Shaqaalo la’an ka jirta Qeybaha Maqaayada ee Dalka Sweden
Waaxda maqaayadaha ee dalka Sweden ayaa waxaa ka jirta shaqaale la’aan ba’an , sida ay sheegtay dhowr warbaahin.
Mid ka mid ah sababaha arrintani waa mushahar...
Raga Sweden ayaa Dumarka kaga badnaa Dhimashada Cudurka Corona
Heerka dhimashada COVID-19 inta lagu guda jiro cudurka faafa ayaa 75% ka sarreeya ragga Swedishka marka loo eego dumarka, tirooyin cusub ayaa muujinaya.
Cilmi-baadhayaashu waxay rumaysan yihiin...
Digniin laga soo saaray App-ka Swish-ka ee been abuur ka ah
Booliska Sweden ayaa cusbooneysiiyay digniinta ku saabsan soo ifbaxa codsiyada been abuurka ah ee adeegga lacag-bixinta mobilada ee “Swish App”
Toddobaadyadii u dambeeyay, waxaa codsigan lagu arkay dukaamo...
Sweden: Degmada Staffanstorp oo diiday in ay qaabisho qoys Suuriyaan ah”
Degmada Stavanstorp ayaa diiday in ay qaabilaan qoys Suuriyaan ah oo Sweden ku yimid qayb ka mid ah qaxootiga lasoo qaado (Qoxootiga Qaramada Midoobay).
Qoyska...
Sweden oo laga helay kiisaska ugu horeeyay ee Cudurka Bus-buska
Hay'adda caafimaadka dadwaynaha ee Sweden ayaa ku dhawaaqday in kiiskii labaad ee Cudurka Busbuska laga xaqaiijiyay wadanka.
Hay’adda ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku...
Turkiga oo ku Dhawaaqay Shan Sharuud si Sweden loogu ogolaado ku biirista NATO
Turkiga ayaa ku dhawaaqay liiska dalabaadka Sweden si uu u ansixiyo xubinimada Ururka NATO ee Waqooyiga Atlantic. Iyadoo wali ay socdaan wada xaajoodyada labada dal.
Dowladda Turkiga ayaa...
















