Thursday, April 25, 2024

Tan iyo Shalay 114 Qof ayaa Corona ugu dhimatay Dalka Sweden

0
Stockholm: Sweden ayaa diiwaangelisay 114 dhimasho oo cusub oo ka dhashay Corona tan iyo shalay. Tirada guud ee dhimashada ayaa gaartay 16,358 tan iyo markii uu cudurka...

Xukun Lagu riday 22 sano jir dil ka geestay Göteborg

0
Maxkamadda Racfaanka ayaa go’aamineysa xukun xabsi daa’in ah oo lagu riday nin 22 jir ah oo lagu soo oogay inuu nin 44 jir ah...

Mushaharka Wasiirada iyo Madaxda Xukuumada oo la kordhiyay

0
Mushaharka wasiirada ee Sweden ayaa kordhay 3,000 oo karoon horraantii Janaayo, sida lagu sheegay go’aan ay soo saareen guddiga mushaharka ee golaha gobolka.  Sidaas darteed, mushaarka...

Laanta Socdaal ee Migrationsverket-ka oo soo saartay Tirada Magangalyo Doonka ee la Filayo...

0
Hay’adda laanta socdaalku ayaa filaysa in tirada magangelyodoonka ee Sweden ku nool ay kor u kacdo sanadkan marka loo eego kuwii hore. Madaxa qorsheynta ee hay'adda, Henrik...

Muranka u dhaxeeya Midowga Yurub ee Siyaasada Qaxootiga oo wali taagan

0
Jarmalka iyo Faransiiska ayaa isku dayaya in ay isku dubbaridaan dadaalkooda dib u habeynta siyaasadda magangalyada Yurub  , laakiin waxaa jira mucaaradad xooggan oo Midowga Yurub ka...

Sweden oo ku dhawaaqday inay xireyso iskuulada Diimaha ku dhisan

0
Dowladda ayaa maanta ku dhawaaqday inay doonayso inay xoojiso shuruucda dugsiyada diimaha ee madaxa-bannaan (religiösa friskolor), ka dib markii ay hay'adda nabadsugidda (Sabo) soo bandhigtay wax ay...

Shirkadaha Guryaha Sweden Qaar oo War kasoo saaray kirada Guryaha Cusub

0
Shirkadaha guryuhu ayaa filanaya in kirada guryaha dhawaan la dhisay ay kor u kacdo meelaha qaarkood. Maanta tusaale ahaan guryahan ku yaal Jönköping waxa ay kireyn...

War Hada AH: Sweden oo ku Dhawaaqday Waqtiga dib loo furayo Dalka lana Joojinayo...

0
Dowlada Sweden gaar ahaan  ra'iisul wasaare Magdalena Andersson ayaa maanta ku dhawaaqday in la joogo Waqtigii Dalka dib loo Furi lahaa. Andershon ayaa ku dhawaaqay joojinta...

Qiso ku Saabsan Gabar 15 Sano Sharci la’an ku ah Sweden oo aan la...

0
Warbixin ay maanta soo saartay warbaahinta ayaa iftiimisay qiso ku saabsan gabar Carab ah oo ku nool dalka Sweden muddo 15 sano ah. Hadda...

Germalka oo soo saaray Xayiraado Cusub oo dhanka galintaanka ah

0
Xaalada Corona ee Wadanka Germalka ayaa gaartay halkii ugu Sareesay marka la eego Tirakoobka kiisaska Corona ee Xiligan. Dowlada ayaa soo saartay Xayiraado dheeri ah...