Tuesday, July 8, 2025

Jama Omar ” Eyda ku nool Sweden ayaa ka Qiimo badan Caruurteena”

0
Jama Omar ayaa wiil uu dhalay ku waayey shil toogasho ah sanad iyo bar ka hor, ayaa ilaa iyo hada aysan jirin cid lagu...

Caruurta Sweden ee Dibada Lagu Helayo oo lasoo bandhigay, Caruurtaasi oo Raali ka aheyn

0
Telefiishanka Sweden oo dib u eegis ku sameeyay carruurta dibadda loo kaxeeyo ama lagu hayo iyaga oo aan raalli ka ahayn, ayaa muujisay in...

qof ku dhaawacmay qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Stockholm

0
Nin ayaa ku dhaawacmay waxa lagu tilmaamay qarax xooggan oo habeenimadii Khamiista ka dhacay Hässelby waqooyi-galbeed ee Stockholm. Booliisku ayaa aaminsan inuu Xariir la leeyahay...

Adeega Shirkada Tele 2 ee 4G oo Hakad ku yimid Maanta, Macaamiisha oo Loo...

0
Adeegga 4G ee Tele2 ayaa maanta oo Arbaca ah hakad ku yimid, kaas oo joojiyay adeegyadii isgaarsiinta ee macaamiisha qaar. Shirkaddu waxay sheegtay in khalkhalku...

Raisal Wasaaraha Sweden oo Finland ugu Baaqay Inay ku biirto NATO la’anta Sweden

0
Ra’iisul wasaaraha Sweden Ulf Kristershon ayaa soo jeediyay in Finland ay ku biirto Isbaheysiga North Atlantic Treaty Organisation (NATO) la'an Sweden. "Qiimayntayada guud ayaa ah...

Labo Qof oo lagu toogtay koonfurta Stockholm, Booliska oo ka warbixiyay Toogashada

0
Labo nin ayaa loo qaaday isbitaalka iyagoo qaba dhaawacyo halis ah kadib toogasho ka dhacday Salem ee koonfurta Stockholm, sida uu qoray wargeyska Aftonbladet. Booliiska...

Digniino Cusub oo laga Soo saaray Duufaano Baraf Wata, Stockholm iyo Goobo kale oo...

0
Waaxda saadaasha hawada ee Sweden (SMHI) ayaa ka digtay baraf cusub oo dabaylo wata oo ku soo wajahan qaybo badan oo dalka ah. Waxay xustay in Dalarna...

Waalid Dhibaato u soo gaartay Caruurtooda oo Gaangiska ku jira, Waalidka Qaar oo bilaabay...

0
Mid kamid ah Dhacdooyinka ugu Adkaa ayaa dhawaan ka dhacay Sweden kadib Markii waalid ku sugan gurigooda Qarax loogu Diday Halka Boostada laga tuuro...

Qof Toogasho lagu dilay Caasimada Stockholm, Dilkii Afaraad Mudo Shan Maalin Gudahood

0
Afar qof ayaa lagu dilay koonfurta Stockholm shan maalmood gudahood. Toogashada ugu danbeesay ayaa ka dhacday magaalada Flemingsberg gaar ahaan guri ku yaala dhismo dabaq...

Xisbiga SD oo u Ololeenaya Mamnuucista Aadaanka Salaada, Gobolada Qaar oo Aadaanka loo ogolyahay

0
Xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa mar kale ku baaqay in dalka Sweden laga mamnuuco cod-baahiyeyaasha. Barta rasmiga ah ee xisbiga ee Twitter-ka ayaa la soo dhigay...