Home Wararka Caalamka Rashid Mohammed Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Järva oo Xaflad soo Dhaweyn ah...

Rashid Mohammed Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Järva oo Xaflad soo Dhaweyn ah loo Sameeyay

0

Caasimada Stockholm waxaa lagu qabtay Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay Gudoomiyaha Cusub ee ee Degmada Järva Rashid Mohammed kaasi oo dhaweyn loo doortay xilkaasi.

Rashid Mohammed oo loo doortay Degmada Järva oo ah Goob ay ku badanyihiin Dadka ajaanibta ayaa ka hadlay goobta xaflada isagoo ka hadlay sida loo hormarin karo Xaafadahan oo ay ka dhacaan dhibaatooyinka ugu badan.’

Gudoomiyaha ayaa carabka ku adkeeyay in loo baahanyahay in leeska kaashado sidii loo caawin lahaa dhalinyarada kuwaasi oo ku biiray kooxaha gaagiska kana qeyb qaato rabashada ugu badan.

Waxa uu soo qaatay Somalida Dalka sweden soo galay shagaashameeyadii isagoo sheegay in mudadadii u dhaxeesay xiligaasi lalahaa waan laabaneenaa waxana hadalkiisa raaciyay in aysan jirin cid dib u laabatay loona baahanyahay in dalkaan lala dhaqlo bulshada la dhexgalo.

Taariikh Kooban

Sida ku xusan Boga Xisbiga Vänsterpartiet Rashiid waxana uu ku dhashay Magaalada Muqdisho waxana uu ku noolaa Xaafalada Tensta ilaa 2010 Waa Siyaasi asal ahaan kasoo jeeda dalka Somaliya isla markana hoolkar ah waxana uu soo noqday guddoomiye iyo ku-xigeen labadaba Golaha Deegaanka Spånga-Tensta ilaa sanadkii 2014.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here