Maxaa Sabab u ahaa in Sharciga Deganaanshaha Sweden laga ceshto 6,000 kun oo Qaxooti...
Dhawaan dowlada Sweden qeybteeda Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka ayaa ku dhawaaqday in 6000 kun oo Qaxooti ah laga ceshtay Sharciga Deganaanshaha kaasi oo markaasiii...
Sweden oo Xabsiyo ka fureysa Dalal kale oo Caalamka ah
Dowlada Sweden ayaa baaritaan ku sameeneysa sida ugu macquulsan ee Xabsiyo looga furi karo dalal ka baxsan Yurub si loo kordhiyo tirada Xabsiyada ee...
Digniin laga soo saaray Roobab Xoogan oo ka da’aya Qeybo kamid ah Sweden
Laanta saadaasha hawada ee SMHI ayaa ka digtay roobab mahiigaan ah oo ka da'aya meelo badan oo dalka ah laga bilaabo maalinta Isniinta ah.
Sababtan awgeed,...
Taksiile Gaarigiisa ka Dajiyay Haweeney Lesbian Ah oo soo dalbatay
Nin Taksiile ah ayaa si lama filaan ah gaarigiisa ugu dajiyay Haweeney kamid aheyd Macaamiishiisa oo jinsi ahaan aheyd Lesbian.
Haweeneyda ayaa ninka Taksiilaha kasoo...
Stockholm Ku Dhawaad 50 Qof oo ku dhaawacantay Dagaal Dhexmaray Mucaaradka iyo Muxaafidka Eritrea
Stockholm waxaa ka dhacay dagaal aad u ba’an, ka dib markii ku dhawaad kun qof ay xoog ku galeen isku imaatin ay ku sugnaayeen Dad daacad...
Dowlada Sweden oo go’aan ka gaartay Saddex Codsi oo Quraanka lagu gubayay
Todobaadkii hore ayay ahayd markii booliska Sweden ay heleen codsiyo dhowr ah oo cusub oo ku saabsan in la gubo kutubta barakeysan oo uu...
Sweden oo sheegtay inuusan jirin Xal Deg Deg Ah oo lagu Xalinayo Dhibaatada Quraanka
Wasiirka arrimaha dibadda Tobias Billström ayaa maanta ka qeyb galay shir degdeg ah oo guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka ay isugu yimaadeen oo looga hadlay xaaladda...
Tirada Dadka laga Ceshtay Sharciga Deganaanshaha Sanadkan oo lasoo bandhigay
Tirokoob ay soo saartay Hay’adda Socdaalka ayaa muujisay in 6,000 oo qof ay ka laabteen degenaanshiyaha Sweden tan iyo bishii Jannaayo ee la soo dhaafay, taasoo...
Sweden oo sheegtay in laga Faa’ideysanayo Gubitaanka Quraanka
Mowjada waaweyn ayaa dalka sweden kaga furmay Caalamka tan iyo markii ay ogolaatay in Quraanka lagu gubo dalkeeda iyadoo tiro dhoor jeer ah ay...
Laanta Socdaalka oo ka Fiirsaneysa in Sharciga Deganaanshaha kala Noqoto Sloane Momica
Hay’adda Socdaalka Sweden ayaa furtay baaritaan ku saabsan sharci kala noqoshada Sloane Momica, oo qur’aanka kariimka ah ku gubay magaalada Stockholm.
Nyhetr idag ayaa ka soo xigatay sarkaalka saxaafada...
















