Sharci adkeenaya in Caruurta dib loogu celiyo Waalidkooda oo lagu heshiiyay
Xisbiyada Dowlada Sweden ayaa isku raacay sharci diidaya in waalidka dib loogu celiyo Caruutooda Sharciga ayaana dhigaya in la adkeeyo sida waalidka loogu celiyo...
Sweden oo Fasaxday in Safar lagu tagi karo 10-kan Dal kuwa kalena Xayirtay
Wasaarada Arimaha Dibada Sweden ayaa soo saartay in 10 Dal oo kamid ah kuwa saarnaa Xayiraada in aan loo safri karin laga qaaday xayiraadaasi...
Tirada Qaxootiga Soo galaya Yurub oo mar kale sare u kacday
Frontex ayaa ku warameysa in tirada qaxootiga isku dayaya inay u gudbayaan Yurub ay aad kor ugu kaceen usbuucyadii la soo dhaafay, si ka...
Dowlada Sweden oo kordhisay Xayiraada Saaran booqashada goobaha dadka waayeelka
Dowladdu sweden ayaa kordhisay xannibaadda booqashada goobaha waayeellada illaa dhammaadka Agoosto. Wasiirka arrimaha bulshada Lina Hallingren ayaa shir-saxaafadeed maanta ku sheegtay in go’aanku yahay...
Booliska Sweden oo qof ku toogtay koonfurta Caasimada Stockholm
Nin afartan sano jir ah ayaa boolisku toogasho ku dileen degmada
Nenishamn, koonfurta Caasimada Stockholm, xalay. Sida ay qortay warbaahinta Sweden.
Af hayeenka saxaafada u qabilsan...
Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Coronavirus ee Sweden iyo tirada la diiwaan galiyay maanta
Maanta oo Axad ah ayaana la diiwaan galinin wax dhimasho Korona ah iyadoo Shalay la diiwaan galiyay 20 Dhimasho oo ka dhacday Magaalada Koruna...
Sweden oo kordhisay Xayiraada saaran Safarada dibada ee Midowga yurub ka baxsan
Dowlada Sweden ayaa raacday soo jeedinta Guddiga Yurub waxayna sii dheereesay xayiraadda soo gelitaanka safarada ka baxsan Midowga Yurub, ilaa 30ka Juun. Sida ay...
Sweden oo go’an kasoo saartay Dadka heesta diidmada ee Somaliya iyo Ciraaq kasoo jeeda
Wasiirka Caddaaladda iyo Socdaalka ee dalka Sweden, Morgan Johansson, ayaa sheegay in dowladda Sweden ay culeys saari doonto dowladaha Ciraaq, Lubnaan, Iran iyo somaliya...
Dowlada Sweden oo baareysa sida loo go’aamiyo baaritaanka da’da Qofka Qaxootiga ah
Dowlada Sweden ayaa horay u soo bandhigtay baaritaan lagu sameeyo qofka Qaxootiga ee iska dhiiba Dalka kaasi oo mararka qaar sheegta da'da uusan isaga...
Migrationsverket-ka oo war kasoo saaray Qaxootiga is dhiibay Sanadkii 2015
Hay'ada Socdaalka Sweden ee Migrationsnerket ayaa qoraal ay kasoo saartay Qaxootiga iska dhiibay Dalka sanadkii 2015 ku sheegtay in Dadka is dhiibay badankooda ay...













