Home Wararka Maanta Maxkamada oo fasaxday Safiirkii hore ee Sweden u fadhiyay China

Maxkamada oo fasaxday Safiirkii hore ee Sweden u fadhiyay China

0
STOCKHOLM 20200605 I dag inleds r‰ttegÂngen mot den tidigare Kinaambassadˆren Anna Lindstedt i Stockholms tingsr‰tt. Hon anklagas fˆr egenm‰ktighet vid fˆrhandling med fr‰mmande makt, efter ett hemligt mˆte om den f‰ngslade fˆrl‰ggaren Gui Minhai. Foto: Janerik Henriksson / TT kod 10010

Dowlada Sweden ayaa maanta siideesay Anna Lindstedt oo lagu heestay kulan qarsoodi ah oo la sameesay Dowlada China kaasi oo wasaarada Arimaha Dibada Sweden la socodsiin waxana arintaasi ka dhashay shaki la xiriira kulanka ay sameesay.

Maxkamada oo maanta u fadhiisatay kiiska Anna ayaa sheegtay in ay xurtahay isla markana loo heesan wax danbi ah waxaa kaloo maxkamada ay goobta ka cadeesay in Anna ay xaq u leedahay kulan ay sameesay kaasi oo keentay shakiga.

Sanadkii hore Anna Lindstedt ayaa xiriir hoose la sameesay nin ganacsade ah oo ku xiran Dalka China waxana xiligaasi ay dooneysay in ay ka caawiso imaantinkiisa dalka Sweden.

go’anka Maxkamada ayaana ka dhigaya in Annna ay tahay qof Dulim madama kulankaasi uu ahaa mid xaq ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here