Tuesday, April 30, 2024

Dugsiyada Waxbarasho ee Sweden oo laga Mamnuucayo Taleefanada

0
iskuulada ama dugsiyada sweden ayaa maanta lagu dhex isticmaalaa taleefada xiliga fasalada lagu jiro lakin dowlada iyo xisbiyada kula jira dhismaha dowlada ayaa doonaya...

Maxaad kala Socotaa 3 Qodob ee ugu muhiimsan Doorashada Sweden

0
Sahan laga sameeyay Dalka Sweden ayaa lagu ogaaday 3 Qodob oo ugu muhiimsan doorashada Sweden iyo balan qaadka xisbiyada Dalka. Arimaha Qaxootiha, arimaha Daryeelka iyo...

War hada Ah: Gantaalka Shiinaha oo soo dhacay, Dowlada oo ka warbixisay

0
Gantaalkii Shiinaha kasoo baxsaday  ayaa goor dhaweyd ku  dhacay Badweynta Hindiya, gaar ahaan biyaha Jasiirada Maldives- sidaasi waxaa shaaca ka qaaday warbaahinta Shiinaha. Dayax gacmeedkan...

Saddex Qarax oo ka dhacay Magaalada Malmö Saacad gudahood

0
Wararka laga helayo magaalada Malmö ayaa ku waramaya in halkaasi ay ka dhaceen ku dhawaad 3 qarax mudo saacad gudahood. Qaraxa koowaad wuxuu dhacay wax...

Malmö: Rabshadihii Lagu gubay Quraanka oo 13 Qof Maxkamad loosoo taagay Maanta

0
Dhawaan Magaalada Malmö waxaa ka dhacay Rabshado Xoogan kuwaasi oo markii danbe lagu gubay Quraanka Kariinka dhacdadaasi oo aheyd mid Dad badan oo Muslimiin...

Toogasho ka dhacday Örebro oo Qof lagu toogtay

0
Wararka laga Helay Örebro ayaa sheegaya in Halkaasi Xalay ay ka dhacday Toogasho lagu toogtay Nin kaasi oo u dhintay dhaawaca kasoo gaaray. Weerarka toogashada...

Liberalerna iyo SD oo ku Heshiiyay Adkeynta Qofka loo ogolaanayo Imaatinka Sweden

0
Xisbiga Liberalerna iyo SD ayaa ku heshiiyay siyaasada Socdaalka Sweden ee ku aadan Qofka loo ogolaanayo Imaatinka Dalka. Sharciga Cusub ee isku raaceen Labada Xisbi...

Hadii aad diido Talaalka waxaad Bixineysaa 200kr Gobolka Kalmar

0
Gobolka Kalmar ayaa bilaabay Qorshe Qofka uusan ku ogaan karin Nuuca Talaalka lagu talaalayo Madama ay jiraan Nuucyo kale duwan oo Talaal ah. Hadaba Marka...

sharciga Cusub ee ka bilaabanaya Sweden Bisha July iyo Saameynta uu ku leeyahay Qaxootiga

1
Maanta Barlamanka Sweden ayaa loo gudbiya sharciga Cusub ee Dowlada qorsheeneyso kaasi oo dhaqan galaya bisha July. Sharciga Cusub ayaa leh saameyn xoogan waxana lagu...

Vänsterpartiet ” Dadka Dakhligooda Hooseeyo 1000 Kr haloogu kordhiyo ”

0
Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet)  ayaa soo jeediyay in la siiyo lacag dheeraad ah oo ah 1000 karoon bishiiba dadka hawlgabka ah, kuwa jiran iyo kuwa shaqo la aanta...