Tuesday, May 21, 2024

sharciga Cusub ee ka bilaabanaya Sweden Bisha July iyo Saameynta uu ku leeyahay Qaxootiga

1
Maanta Barlamanka Sweden ayaa loo gudbiya sharciga Cusub ee Dowlada qorsheeneyso kaasi oo dhaqan galaya bisha July. Sharciga Cusub ayaa leh saameyn xoogan waxana lagu...

Vänsterpartiet ” Dadka Dakhligooda Hooseeyo 1000 Kr haloogu kordhiyo ”

0
Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet)  ayaa soo jeediyay in la siiyo lacag dheeraad ah oo ah 1000 karoon bishiiba dadka hawlgabka ah, kuwa jiran iyo kuwa shaqo la aanta...

Norway: Xayiraadaha saaran Oslo oo Laga qaaday Qaarkood

0
Madaxa Golaha Degaanka Raymond Johansen ayaa ku dhawaaqay in dib u furida Oslo ay noqon doonto mid tartiib tartiib ah loona xakameyn doono. Johansen ayaa...

Germany oo lagu soo dhaweeyay Qaxooti laga soo qaaday Giriiga

0
Duulimaadkii ugu dambeeyay ee siday qaxooti la aqoonsan yahay oo ka yimid jasiiradaha Giriigga ayaa soo degay Jarmalka, Abriil 22. Diyaaradda waxaa saarnaa 103...

Sweden oo diidmo siisay Dadkii ugu badnaa ee Qaxooti isku dhiiba Sanadkii hore

0
Dowlada Sweden ayaa diidmo siiday dadkii ugu danbaa kuwaasi oo Qaxooti ahaan iskaga dhiibay wadanka dalbadayna Difaac Ama Magangalyo. Tirakoob lasoo saaray ayaa tilmaamaya in...

Hay’ada Socdaalka Sweden oo laga dalbaday joojinta Qoys la Musaafurinayo

0
Laanta Socdaalka Sweden ayaa go’aamisay, in loo masaafuriyo hooyo iyo caruurteeda gobolka Tigrey ee wadanka ay dagaaladu ragaadiyeen ee Ethiopia , arintaas oo sare u qaaday...

Örebro: 3 Dhalinyaro oo ku dhimatay Shil Gaari

0
Sida laga soo xigtay Boolisla Örebro waxaa Shil naxdin leh uu la dhacay wadada 205 ee u dhaxeysa Karlskoga iyo Degerfors Shilkaasi oo sababay...

Waa Naafo ku Fadhiya Kursiga Cuuryaanka oo dib loogu Celinayo Dalkiisa

0
Erlin Armando Mejía Andino oo ka yimid Dalka Honduras. Isaga iyo qoyskiisa oo ka kooban labo ilmo adeero iyo Sadex gabdhood oo walaalo ah...

Maxaa ku soo kordhay Sharciyada Mideynta qoysaska Sweden

0
Dood ayaa ka taagan Sharciyada mideynta qoysaska ee jira waxana uu salka ku hayaa sida hay'ada laanta socdaalka ay u maareyso kiisaska qoysaska leesku...

Dacwada Mahad Abiib oo Waji Cusub yeelatay iyadoo Sharciga loo soo celin karo

0
Sida ay muujinayaan Wararka ugu danbeeyay waxaa dhici karta in kiiska Mahad Abiib dib loo furo iyadoo taasi ay keeni karto in dib loogu...