Home News in English Hay’ada Socdaalka ee Migrationsverket-ka oo go’an Cusub ka gaareysa Tim

Hay’ada Socdaalka ee Migrationsverket-ka oo go’an Cusub ka gaareysa Tim

0
Photo: Krister Hansson / Aftonbladet / TT

Tim Waa Wiil yar oo 3 sano jir ah Waxana uu kasoo jeeda Dalka Nigeria Halkaasi oo Hooyadiis ku nooshahay.

Magaalada Skåne ee Dalka Sweden ayuu kula nooyahay Qoys Swedish ah kadib markii Hooyadii Dalka laga Tarxiilay.

Laanta Socdaalka oo horay u gaartay go’an ah in isagana loo diro Dalka Nigeria ayaa hada dib loo dhigay kadib markii dad badan ay arintan ka hadleen.

Sida uu ku Waramayo Dagens Nyheter Laanta Socdaalka ayaa hada gaareysa go’an kale oo ah in dalka loo ogolaado ama in loo tarxiilo dalka ay hooyadiis ku nooshahay.

Qoyska hada uu la noolyahay ayaana loo ogolaaday in ay hayaan mudada uu Tim sugayo go’ankiisa.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here