Home Wararka Maanta Uppsala Booliska oo ka hadlay Nin ku kor dhacay Nin kale oo...

Uppsala Booliska oo ka hadlay Nin ku kor dhacay Nin kale oo Labadooda isla dhinteen

0
Foto Christine Olsson / TT

Dhawaan Magaalada Uppsala Labo Nin ayaa dhimatay markii nin kamid ah labada nin uu kasoo dhacay Goob dabaq ah isagoo ku dhacay Ninka kale oo dhulka taagnaa.

Goobta falka uu ka dhacay Waxay aheyd goob Ruwaayad laga sugayay oo Dad badan banaanka taagnaayeen marka uu falkan dhacayay.

Booliska ayaa maanta ka warbixiyay Xaalada sida ay u dhacday iyo Falkaasi ka dhacay goobta.

Afayeen u hadlay Booliska ayaa sheegay in Ninka soo dhacay aysan jirin qof soo riixday ama soo tuurtay uu isaga ahaantiisa soo dhacay.

Waxa uu booliska diiday in War intaasi ka badan bixiyo isagoo hadalkiisa kusoo afjaray in aysan jirin qof soo riixday.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here