Wednesday, September 9, 2026

Raisal Wasaaraha Sweden oo ka Hadashey Sharciga Guryaha ee Qofka Magangaldoonka ” Sharcigan oo...

0
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa ku dhawaaqday in dowladdu ay hadda qaadayso tillaabooyin waaweyn oo ay ku baabi'inayso waxa loogu yeero sharciga EBO. Waa sharci siinaya magangelyo-doonku...

Dowlada ” Qoysaska Sweden oo laga Caawinayo Dhanka Dhaqaalaha Korontada Bil Kasta “

0
Dowladda ayaa maanta ku dhawaaqday in ay doonayso in ay gargaar u fidiso qoysaska uu saameeyay qiimaha korontadu ku kacayso. Isku geynta kharashka gargaarka ayaa lagu qiyaasay 6 bilyan...

Sweden oo wax ka badashay Qaadashada Talaalka Qeybtiisa Labaad iyo Saddexaad

0
Maanta, Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha Iswiidhan waxay ku talisay in la siiyo qiyaas Saddexaad ee tallaalka covid-19 ah shan bilood ka dib qaadashada qiyaasta labaad, halkii ay ahayd lix...

Dood ka dhalatay Haweeney Sharci la’an ah oo ka Shaqeyn jirtay Guriga Raisal Wasaaraha...

0
Waxay aheyd dhacdo soo soctay todobaadyadii ugu danbeeyay kadib markii Haweeney u dhalatay Dalka Nicaragua lagu qabtay guriga Raisal Wasaaraha Dalka. Haweeneydan ayaa sharci la'an...

Khabiir Swedhish ah ” Qofna kama Badbaadayo Corona Xitaa kuwa la talaalay Todobaadyada Soo...

0
Dunida ayaa mar kale ku baraarugtay Nuuca Cusub ee Corona kaasi oo Sameyn ku yeeshay Caalamka Dalka Sweden waxaa Mashquul badan laga dareemayaa Isbitaalada. iyadoo...

Dowlada Sweden oo Soo bandhigtay Fursad ay helayaan Dadka Shaqeeya

0
Dowlada Sweden ayaa maanta Ansixisay in Dadka shaqeeya gaar ahaan Ardayda loo ogolyahay helitaanka Lacagta shaqada oo lagu daray lacagta Waxbarashada. Hadii qofka uu Shaqeeyo...

Sweden oo Xayiraado Cusub Dheeri ah ku Dhawaaqday Maanta

0
Laga bilaabo Arbacada, Janaayo 12, tiro xannibaadyo cusub ayaa la soo bandhigi doonaa ka dib markii infekshanku uu si aad ah u kordhay Kirismaska...

Sweden oo Maanta Ku Dhawaaqeysa Xayiraado Cusub oo Dalka lagu soo rogayo

0
Waxaa la filayaa in Ra’iisul Wasaare Magdalena Andersson iyo Hay’adda Caafimaadka Dadweynaha ay shir jaraa’id ku qabtaan gelinka dambe ee maanta oo ku saabsan xaaladda Corona ee dalka. Halkan Riix...

Haweenka uurka leh ee aan la tallaalin oo la sheegay in Taftooda halis galinayaan

0
Haweenka uurka leh ee aan la tallaalin waxay halis ugu jiraan jirro halis ah iyo dhimasho caabuqa covid.  Warbixintan waxaa lagu muujiyay, daraasad caalami ah...

Heerka Corona ee Sweden oo sii kordhaya, Xili Princess Victoria laga Helay Corovirus

0
Princess Victoria ayaa maanta laga helay cudurka 'covid-19' - markii labaad. Shan maalmood ka hor, boqorka iyo boqoradda ayaa sidoo kale laga helay cudurka 'covid'...