Home News in English Golaha Culumada Midowga Yurub oo ku Dhawaaqay Maalinta Ramadaanka uu Bilaabanayo

Golaha Culumada Midowga Yurub oo ku Dhawaaqay Maalinta Ramadaanka uu Bilaabanayo

0
Ad

Xoghaynta Guud ee Golaha Fatwada iyo Cilmi-baadhista Yurub ayaa soo saartay bayaan ay ku caddaynayso billowga bilaha Ramadaan iyo Shawaal, marka loo eego xisaabta Calenderka.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in xisaabinta saxda ah ee bisha Ramadaan ee sanadka 2022 ay muujineyso in shawaal uu ku dhamaanayo Jimcaha, Abriil 1, 2022.

AD

Bilaha ayaa laga arki karaa galbeedka Afrika iyo Ameerika oo leh qorrax dhaca.    

Sidaas darteed, maalinta koowaad ee Ramadaan waxay noqon doontaa Sabtida, Abriil 2, 2022, sida lagu sheegay bayaanka.

AD
Previous articleDowlada Belgium-ka oo Badashay Waqtiyada Shaqada, Sharciga hore oo la badaley
Next articleAabe Mushahar ahaan u helay 933 kr bishii iyo Qoyskiisa oo la Musaafurinayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here