Home News in English Dowlada Belgium-ka oo Badashay Waqtiyada Shaqada, Sharciga hore oo la badaley

Dowlada Belgium-ka oo Badashay Waqtiyada Shaqada, Sharciga hore oo la badaley

0

Dowlada Belgium-ka ayaa maanta ku dhawaaqday inay wax ka badashey Waqtiyada Shaqada ee Dalka.

Sida uu ku waramayo CNN Dowlada ayaa Maalmaha Shaqada ka dhigtay mudo Afar Maalin ah Halkii horay looga shaqey jiray mudo Shan Maalin ah.

Raisal Wasaaraha Dalka Alexander de Croo oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in Tilbaada Dowlada ay qaaday in Dad badan shaqo ku helayaan.

Waxa uu sheegay in loo baahanyahay sidii loo qaadi lahaa tilaabooyin kale oo dheeri ah si dad badan shaqo u helaan.

Dowlada ayaa dhanka kale sharciga cusub ku sheegtay inuu yahay mid ilaalinaya Xuriyada Dadka.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here