Friday, May 17, 2024

SD ” Darawalada Basaska Waa in laga Mamnuuco isticmaalka Heesaha Carabiga

0
Björn Söder oo Barlamaanka ugu jira xisbiga SD ama Sverigedemokraterna ayaa dalbanaya in Shaqaalaha ama Darawalada Basaska laga joojiyo Heesaha Carabiga ee daartaan. Xubintan ka...

Degmada Farsta strand ee Stockholm oo lagu toogtay labo qof habeenka xalay

0
Wararka laga helayo Degmada Farsta strand ee Koonfurta Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay labo qof. Qof 40 sano jir ah ayaa la...

Toogasho ka dhacday Maqaayad ku taala Bartamaha Magaalada Gävle

0
Wararka laga helayo Magaalada Gävle ayaa ku waramaya in halkaasi ay ka dhacday Toogasho. Toogashada ayaa ka dhacday maqaayad ku taalla Bartamaha magaalada Gävle waxana...

War Deg Deg Ah: Maxkamada ICJ oo ku dhawaaqay go’anka Cida iska leh Badda...

0
Maxkamadda Cadaalada Adduunka ee ICJ ayaa diiday doodda ugu weyn ee Kenya oo aheyd inuu jiro xaduud u dhexeeysa Soomaaliya iyo Kenya oo la...

Sweden oo Sanadkan gudahiisa lagu toogtay tirada Dadkii ugu Badnaa

0
Sanadihii la soo dhaafay, waxaa Iswiidhan ka jiray muranno badan oo u dhexeeya kooxaha dambiilayaasha ah kuwaasi oo isku geesta toogashooyin Intii u dhexeysay Jannaayo iyo Sebtembar ee...

Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo booqday Magaalada Malmö

0
Maanta, ra’iisul wasaare Stefan Löfven iyo wasiirka waxbarashada Anna Ekström ayaa booqday Malmö. Booqashada Xubnaha Dowlada ayaa imaanaya ka hor shirka caalamiga ah ee ka...

Åkesson oo ka Carooday Dooda Caawa markii loogu yeeray (nazist?)

0
Dood adag ayaa ka dhacday Talefashinka SVT ee Sweden waxayna u dhaxeysay Xisbyada ka dhisan Wadanka. Per Bolund oo ka tirsan Xisbiga MP ayaa isticmaalay...

Dowlada oo kordhineysa Lacagta Dulsaarka CSN-ta Sweden

0
Ardayda wax ka barata Sweden ayaa loo ogolyahay lacag deyn ah oo ay dib u bixiyaan marka ay dhameestaan Waxbarashada. Dowlada ayaa hada soo jeedisay...

Maxaa Sabab u ah in Sweden joojiso Talaalka Nuuca Moderna

0
Sweden ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay Talaalka nuuca Moderna gaar ahaan in lagu talaalo dadka da'dooda ka hooseyso 30 sano jirka. Dhoor sabab ayaa...

Dowlada Norway oo si rasmi ah u furtay Xadka Dalkeeda ee Sweden

0
mudo sanad iyo bar dowlada Norway waxay si rasmi ah u furtay Xadka dalkeeda ee la wadaagto Dalka Sweden. Mudada uu xadka xirnaa waxaa wadooyinka...