Home News in English Ra’yi ururin: Shacabka Sweden oo Xisbiga SD la doonaya Arimaha Socdaalka iyo...

Ra’yi ururin: Shacabka Sweden oo Xisbiga SD la doonaya Arimaha Socdaalka iyo Isdhexgalka

0
Foto: Fredrik Sandberg / TT

Ra’yi ururin cusub oo ay samaysay xarunta Demoscope Center ee Aftonbladet ee dalka Sweden ayaa muujisay in xisbiga Socialdemokraterna uu faa’iido u leeyahay arrimaha jinsiyadaha iyo waxbarashada, halka codbixiyayaashu ay xisbiga SD u door bideen arrimaha socdaalka iyo isdhexgalka.

Xisbyada iyo goobaha awooda ku leeyihiin .

Moderaterna:

1 shaqo

2 difaac

3 Ganacsiga

4 Dhaqaalaha la wadaagayo xisbiga Socialdemokraterna

Socialdemokraterna

1 daryeel caafimaad

2 dugsiga iyo daryeelka caruurta

3 Daryeelka waayeelka – (ku lamaansan Kristiadokraterna)

4 Dhaqaalaha 50/50 oo leh XM

Sverigedemokraterna :

1 Sharci iyo kala dambayn

2 Tahriibka

Miljöpartiet:

-Deegaanka iyo Cimilada

Vänsterpartiet:

Arrimaha sinnaant

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here