Home Wararka Caalamka Sweden oo digniin kasoo saartay Safarada lagu tagayo labo Dal oo Yurub...

Sweden oo digniin kasoo saartay Safarada lagu tagayo labo Dal oo Yurub Ah

0

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Iswiidhen waxay ku talineysaa inaan loo safrin gobollada Brest iyo Gomel ee Belarus iyo Belgorod, Voronezh iyo Rostov ee Ruushka, kuwaas oo xuduud la leh meelaha ay maamulaan gooni u goosadka ee bariga Ukraine.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here