Sunday, May 19, 2024

Norway oo Wasiirad Anette Trettebergstuen ku Haysa Baaritaan Culus k

0
Booliska Norway ee qaabilsan danbiyada agaasiman ee dhaqaalaha la xiriira ayaa kiis-dacwadeed baaritaan ah ku furay wasiiradii hore ee dhaqanka Norway, Anette Trettebergstuen. Kiiska baaritaanka...

Norway oo soo bandhigtay Tirada Somalida Noqday Norwijiyan ee Qaatay Dhalashada Dalka..

0
Dowlada Norway ayaa soo bandhigtay dhawaan Qoomiyadaha qaatay Basaboorka Dalkaasi ee noqday norwijiyaan. Dowlada ayaa sheegtay in 12,500 oo dad ah ay qaateen baasaboorka muwaadinimo...

Norway oo ogolaatay Qaadashada labo jinsiyadood ee dhanka Basaboorka..

0
Dowlada Norway ayaa markii ugu horeesay qeexday go.an ku aadan qofka muwaadinka ku sugan dalka in uu qaadan karo dhalasho labo dal. arintaasi oo dood...

Wadamada Yurub oo diiday Maraakiibta Badbaadiya Qaxootiga Liibiya kasoo tahriiba.

0
Hay'adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee magaceeda loo soo gaabiyo MSF ayaa lagu qasbay in ay soo afjarto qorshihii ay ku badbaadin jirtay dadka...

Norway Hay’ada NAV oo 11,000 kun oo Qof ka joojisay Lacagta taageerida ee Xiliga...

0
Tirakoob ka soo baxay Nav ayaa muujiyey in 8.500 qof laga joojiyey inay qaataan lacagta la siiyo qofka shaqo la’aanta noqda (dagpenger) kadib markii...

Dalka Finland oo noqday Dalka ugu farxada badan dunida.

0
Warbixinta farxadda dunida ee Qaramada Midoobey "World Happiness Report" oo soo baxday maanta ayuu dalka Finlaan sanadkana mar kale noqday dalka ugu farxada badan...

Norway Falal dhac ah oo laga geestay Galbeedka Caasimada Oslo

0
Labada dhacdo tan hore waxaa loo gaystay wiil dhalinyaro ah oo laga dhacay alaabo badan agagaarka vinderen, sida booliisku uu sheegay dadka la dhacay...

Shirka Qaxootiga Aduunka oo ka furmay Caasimada Switzerland

0
Shirka 70-aad ee hay’adda qaxootiga adduunka ayaa maanta ka furmay magaalada Geneva ee dalka Switzerland waxaana ka qeyb-galaya wafuud heer caalami ah. Shirka ayaa sanadkaan...

Saacada oo xalay la badalay Sweden,Norway iyo Wadamada kale ee Yurub

0
Xalay markii ay aheyd 02:00 am ayaa la badalay Saacada Yurub iyadoo dib loogu soo celiyay waqtiga Caadiga ahaa. Meelaha Waqti Badalka laga dareemay waxaa...

Shirkada Turkish Airline oo soo bandhigtay Taariikh-da ay bilaabeyso duulimaadka yurub

0
Calan-sidaha Turkish Airlines (THY) ayaa ku dhawaaqday inay duullimaadyo toos ah ka bilaabayso 16 magaalo oo ku kala firirsan 6 dal oo Yurub ah...