Home Wararka Maanta Norway oo soo bandhigtay Tirada Somalida Noqday Norwijiyan ee Qaatay Dhalashada Dalka..

Norway oo soo bandhigtay Tirada Somalida Noqday Norwijiyan ee Qaatay Dhalashada Dalka..

0

Dowlada Norway ayaa soo bandhigtay dhawaan Qoomiyadaha qaatay Basaboorka Dalkaasi ee noqday norwijiyaan.

Dowlada ayaa sheegtay in 12,500 oo dad ah ay qaateen baasaboorka muwaadinimo sanadkii lasoo dhaafay taasi oo u dhigan boqolkiiba 59 %.

Somalida ayaa Noqday Dadka qaatay dhalashada Dalkaasi kuwaasi oo kaalinta labaad ka galay Dadka helay Basaboorka weyn ee Muwaadinimo.

Ilaa 1753 Somali ah ayaa qaatay dhalashada Dalkaasi sanadkii 2017 waxaana ka horeeya oo kaliya Qoomiyada Eriteria oo kaalinta 1 aad gashay.

Qaabka loo kala horeeyo.

1 Eriteria 3000 kun oo muwaadin boqotay.

2 Somaliya 1753 kun oo muwaadin noqotay.

3 Thailand 1649 kun oo muwaadin noqotay.

Somalida Dalkan iska dhiiba ayaa wali waxaa heesta Cadadis xoogan halka qaarkood wali sharciga aan la siin iyadoo kuwa laga ceshtay dhawaan ay wali socdaan kiisaskooda.

Dalka Norway ayaa kamid ah dalalka aan laga ogolaan in uu qofka heesto labo sharci inkastoo Dalalka kale la ogolyahay.

Somaliska Norway

Xigasho norwaytoday

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here