Monday, May 6, 2024

Norway oo bilaabeysa Qalab Robot ah oo go.an ka gaaraya Qofka Qaxootiga isku dhiibay..

0
Dowlada Norway ayaa bilaabeysa mid kamid ah qorshooyin loogu tala galay dadka qaxooti ahaan iskaga dhiibay dalka ee kasoo tagay wadamadooda. hay.ada laanta socdaalka ee...

Bangiga dhexe ee Dalka Norway oo kordhiyay Lacagta Ribada ama dulsaarka.

0
inkastoo ay aheyd qorsho horay loo saadaalinayay hadana waxaa markii ugu horeesay mudo 7 sano kadib uu bangiga dhexe ee dowlada norway saro u...

Xisbiyada Krf iyo Frp oo ogolaaday Wada-hadalka Dowlada Norway iyagoo dalbaday adkeynta Qaxootiga.

0
labada Xisbi ee kala ah Krp iyo Frp ayaa aqbalay wada hadal dowlada norway lala galo kaasi oo salka ku haya heshiis laga gaaro...

Norway Wiilal Somali ah oo Weerar Mindi/toorey loo adeegsaday geestay mudo Labo Isbuuc Gudahood.

0
Sida ay qoreen warbaahinta Dalka norway wiilal Somali ah ayaa geestay dilal loo adeegsaday mindi ama tooray labo isbuuc gudahooda iyadoo Falkii u danbeeyay...

Norway Tareenada dhulka mara ee Caasimada Oslo oo qaarkood shaqada hakinaya

0
Gaadiidka dadweynaha ee T-bane-ha ayaa ka joogsan doona safaradii uu ku tagi jiray qaybo ka mid ah magaalada Oslo qaasatan, inta u dhaxaysa Majorstuen...

Norway oo keentay Caruurta ugu horeesay ee Suuriya laga soo qaado

0
Duulimaad ka mid ah kuwa shirkadda SAS oo sida shan carruur Norweejiyaan ah oo laga soo qaaday xeryo ku yaalla Suuriya ayaa la keenay...

Khilaaf ka dhex dhashay Dowlada Norway oo Sabab u ahaa Hooyo lagu soo celiyay...

0
Khilaaf ayaa ka jira Xisbiyada ka dhisan Dalka Norway waxaana taasi ay keentay in Xisbiga FRP uu ka baxo dhismaha Dowlada hada dhisan ee...

Booliska Norway oo joojiyay Xafladaha Ciida ee lagu dhigtay guryaha

0
Booliska Norway ayaa sameeyay talaabo xoogan oo ku aadan in aanan leeskugu imaan goob xataa kuwa ku sugan guryahooda in aysan dhigan karin wax...

Norway oo Xadkeeda u furtay Sadax Gobol oo ka tirsan Sweden iyo Sharuud ay...

0
Dowlada Norway oo Xadkeeda ka xirtay Dalka Sweden ayaa go'an kasoo saartay ku dhawaad Sadax Gobol kuwaasi oo Dadka ku nool loo ogolaaday in...

Qaxootiga diidmada heesta in laga Caawiyo Sharciga ayaa kamid ah Sharciyada Cusub ee Midowga...

0
Midowga Yurub waxa markan u soo jeestay Xaalada Qaxootiga Yurub oo noqotay hadal heynta ugu badan ee warbaahinta yurub aad uga hadleen isbuucii lasoo...