Friday, April 26, 2024

Dowlada Norway oo xirtay Hooyo Somaliyed oo dhashay Shan Caruur Ah

0
Mid kamid ah Hooyooyinka Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Norway ayaa lagu soo eedeeyay inay xiriir la leedahay Daacish,waxayna Booliska dalkaasi ay ka qabteen xilli...

Norway Sharci ogolaanaya in Korontada (ankledevice) Lagu Ciqaabo Caruurta 15 sano jirka ah oo...

0
Dowlada Norway ayaa wada qorsho booliska siinaya in caruurta gangiska ee 15 sano jirada ah loo isticmaalo korontada marka lagu helo falalka dambiyo ah. hadii...

Labo kamid ah Wasiirada Norway oo la kulmay Somalida ku nool Dalka Norway.

0
labo kamid ah Wasiirada Dalka Norway ayaa kulan la qaatay somalida Norway gaar ahaan raga somalida ee ku nool dalka kuwaasi oo heesta qoysaska...

Norway oo Dadka ugu badan ee Qaata Lacagta Ceyrta ku tilmaamtay Qaxootiga kasoo jeeda.

0
Dowlada norway gaar ahaan Hay'ada dalkaasi u qaabilsan dhanka tirakoobka ayaa warbixin ay soo saartay ku muujisay dadka ugu badan ee ku nool Dalkaasi...

Barlamaanka Midowga Yurub oo u codeeyay Sharci Cusub oo internetka ah.

0
Xubnaha Barlamaanka ku jira Midowga Yurub ayaa u codeeyay Sharci mudo dhoor ah la sugayay oo dhanka internketka ah kaasi oo ku aadan xaquuqda...

Muwaadiniinta Norway oo aamisan in Somalida aysan noqon karin Norwajiyaan

0
Xaruunta Cilmi baarista ee FAFO ayaa daraasad u sameesay Hay'ada BUFFDIR taasi oo lagu ogaanayay sida bulshada Norway u arkaan dadka laga tirada badanyahay...

Yurub oo Qaxooti Somali ah kasoo qaaday Qaxootiga ku nool Dalka Itoobiya

1
Dowlada Jarmalka ayaa dib u dejin u sameysay 154 qof oo Qaxooti Soomaali ah, kuwaasoo xalay laga duuliyey magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya...

Oslo oo lagu aasay Somaligii ugu horeeyay ee Coronavirus u dhinta

0
Marxuum Axmed Faarax Cali ayaa noqday Soomaaligii ugu horeeyay ee dalka Norwey ugu geeriyooda xanuunka Covid 19, waxaana maanta lagu aasay magaalada Oslo. Waxaa aaska...

Tirada Qaxootiga Soo galaya Yurub oo mar kale sare u kacday

0
Frontex ayaa ku warameysa in tirada qaxootiga isku dayaya inay u gudbayaan Yurub ay aad kor ugu kaceen usbuucyadii la soo dhaafay, si ka...

Norway oo Shaacisay Xiliga ay bilaabeyso bixinta Kaarka Aqoonsiga oo 13 sano la sugayay

0
Dib udhacyo dhowr ah kadib sanadihii la soo dhaafay, booliska ayaa hada balan qaadaya in kaararka aqoonsiga ugu dambeyn la bilaabidoono bisha November Foto: Heiko...