Monday, May 6, 2024

Norway Booliska oo codsaday in Qaxootiga la Dajiyo Meel Kale oo aan aheyn Caasimada...

0
Madaxa booliiska Hans Sverre Sjøvold ayaa farta ku fiiqay caqabadaha isdhexgalka ee ka jira Oslo. Xilli dhawaanahan ay jireen dhacdooyin ku aadan tooreey dad lagu...

Hooyo soo galisay Baraha Bulshada Muuqaalka iyo Sawirada Gabadheeda oo la Maxkamadeeyay

0
Haweenayda oo ay is khilaafeen hay’adda barnetvernet ayaa sawiro iyo vidioyo ku saabsan gabadheeda baraha bulshada dhigtay Haweenay 40 jir ah ayey maxkamadda Hålogaland ee...

Caasimada Norway oo gawaari lagu gubay habeenki Sadexaad oo xiriir ah

0
Baabuur si caadi ah loo dhigay parkering ayaa saddex dhacdo oo gooni ah ku kala gubtay qaybo ka mid ah magaalada caasimadda ah ee...

Norway ” Hala Musaafuriyo Darawalada Ajaanibta ee ka shaqeeya wadanka”

0
Dowlada Norway ayaa ku dhawaaqday in la musaafuriyo darawalada ajaanibta ee ka shaqeeya wadanka kuwaasi oo heesta sharciyada ku meel gaarka ah sababta ayaana...

Norway oo shaacisay waqtiga la furayo iskuulada Magaalada Oslo

0
Sida uu sheegay Maayarka Caasimada Oslo waxaa la furidoonaa Iskuulada Waxbarashada taariikhda marka ay tahay 27 Bisha April. Maayarka Magaalada Raymond Johansen oo la hadlay...

War hada ah:- Nin Somali ah oo Dhoor Qof ku dhaawacay Dalka Norway

0
Nin Soomaali ah ayaa weerar toorey loo adeegsaday oo sababay khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac isugu jira ka geestay magaalo 90-km u jirta magaalada...

Erna Solberg ” Norway Xadkeeda uma fureyso Dalka Sweden iyo Wadamada kale ee Scandinavia

0
Raiisel wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa u sheegtay dhigeeda Sweden Stefan Löfven in Norway aysan si buuxda u furi doonin soohdinta ay la leedahay...

Ilmaha Dibada looga soo tago ayaan ka hortageynaa, Norway oo Bilowday Qorshe Cusub oo...

0
Dowlada Norway ayaa sheegtay in ay Bilaabeyso Qaab ay kaga hortageyso in ilaha looga soo tago Dalka Dibadiisa. Sanad kasta xiliga Kuleelaha Waalid badan ayaa...

Lumista Baasaboorka Norway oo la adkeeyay qofka uu ka lumo ama laga xado..

0
dowlada norway ayaa adkeesay qaabka dib loogu helayo passporka dalkaasi hadii uu qofka ka lumo ama laga xado. madaxa waaxda ID-ga u qaabilsan boosliska Norway John...

Akhriso Nuucyada Caafimaad Xumada uu keeno Xanaaqa..

0
Wargayska la yiraahdo European Heart Journal baa cadadkiisii soo baxay 4 March 2014 ku soo saaray, cilmi baadhis ay sameeyeen cilmi baadhayaal ka hawl...