Home Wararka Denmark Maamulka Somaliska oo idil leh Ciid Wanaagsan Ciidul Fidriga Guud ahan Muslimiinta..

Maamulka Somaliska oo idil leh Ciid Wanaagsan Ciidul Fidriga Guud ahan Muslimiinta..

0

guud ahaan shaqaalaha Somaliska ayaa waxay idin leeyihiin Ciidan Wanaagsan Sanadkan guud ahaan muslimiinta oo idil.

Sidoo kale Maamulka iyo Shaqaalaha Somaliska ayaa farxaada ciida waxay la wadaagayaan guud ahaan shacabka Somamaliyed gaar ahaan kuwooda ku xiran wararka somaliska ee ku sugan caalamka iyo Wadamada sida gaar ah noogala socotaan ee Sweden, Norway , Denmarka iyo Finland.

Maamulka ayaa munaasibada ciida wuxuu idinkugu bishaareenayaa in uu balaariyay wararka iyo warbixinada lagu daabaco somaliska iyadoo kuwa caalamka ee somalida aan soo kordhinay.

Dhanka kale Waxaan hoos u dhignay xayisiimaha aan u sameeno bulshada somaliyed ee ku aadan ganacsigooda.

Ciid Wanaagsan Somaliska

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here