Saturday, May 18, 2024

14 Masuul oo ka Mushar badan Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg oo lasoo bandhigay.

0
Agaasimaha NAV Sigrun Vågeng oo noqotay tan kaalinta koowaad kaga jirta liiska xubnahan. Walow ay Erna Solberg tahay ra’iisul wasaaraha dalka Norway haddana waxaa jira...

Sweden oo Saraakiil Ciidan Boolis ah kasoo qaadaneysa Dalka Norway

0
Midowga booliiska Sweden ayaa xukuumadda dalka ugu baaqay in ay shaqaalaysiiso ciidamo booliis ah oo u dhashay dalka ay dariska yihiin ee Sweden si...

Dadka ceerta qaata Lacag uma diri karaan Dalkooda Somaliya (FRP)

0
Xisbiga FRP ee Dalka Norway ayaa soo jeediyay in Lacagta ceerta laga jaro dadka qaata lacagtaasi ee kadib u dira Dalkooda Hooyo kadib markii...

Dukaamada Ikea ee Norway oo la xiray dhamaan

0
Shirkada IKEA ayaa xiraysaa dhammaan howlaheeda Shaqo laga bilaabo Arbacada 08.04.2020 illaa laga gaarayo Talaadada 14ka Abriil. Badbaadada iyo caafimaadka shaqaalaheena iyo macaamiisheenna ayaa ah...

Norway ”Waxaan Sharciga siineynaa Dadka gacanta u galay Kooxaha Wax tahriibinta ka ganacsada”

0
Dowlada Norway ayaa wax badan ka badashey hanaanka Qaxootiga Dalkeeda waxana ay shaaca ka qaaday in ay sharciga siineyso qofka ganacta u galay kooxaha...

Norway oo kordhisay Lacagta caawinta ee lagu qaato Caruurta

0
Qof kasta oo heysta carruur ka yar da'da lix sano waxaa u kordheysa lacagta kaalmada carruurta laga bilaabo 1da Sebtember 2020. kaalmad ayaa kordheysa...

Raiiselwasaaraha Norway: Waxaan ka Cabsi qabnaa in dad badan ay dhintaan

0
Sababo la xiriira heerarka caabuqa ee sare ugu kacay Norway, Ra'iisul Wasaaraha Erna Solberg (H) ayaa ka cabsi qabta in bukaanno badan oo isbitaalka...

Norway Wiilasha Somalida ee isku Toogtay Xaafada Holmlia oo Quraan wada dhigan jiray..

0
Waxay aheyd dhacdo dad badan oo somali ah ka yaabisay kadib markii dalka norway gaar ahaan xaafada Holmlia isku toogteen wiilal somali ah. Weerarkaasi ayaa...

Denis Mukwege iyo Nadia Murad oo ku guuleestay abaalmarinta Nopel Peace Priz.

0
Guddiga Abaalmarinta Nobelka (Nopel Peace Prize) ayaa maanta magaalada Oslo ee dalka Norwa uga dhawaaqey in dhahtarka la yiraahdo Denis Mukwege iyo gabadha la...

Norway Shaqo la.anta Dalka oo hoos u sii dhacday bisha December.

0
Dhamaadkii Diseembar, 63,500 ayaa si buuxda shaqo la'aan u ahaa sida ay sheegtay Nav. Taasi waxay u dhigantaa 2.3 Boqolkiiba Shaqaalaha. Shaqo la'aanta guud, oo...