Thursday, March 12, 2026

Diyaaradan oo kaliya ayaa tagta Somaliya isbuuc walbo

0
Sida ay heleyso Warbaahinta Somaliska.com diyaarada Itoobiyan Airline ayaa ah diyaarada kaliya ee tagta Dalka Somaliya iyadoo marta Caasimada itoobiya ka hor inta aysan...

Norway oo badashay Sharuudo ku xirnaa Qaadashada Basaboorka iyo Kaararka Cusub

0
Dowlada Noorweey ayaa horay shuruud uga dhigtay in dhagaha muuqdaan sawirada Baasaboorka, qaasatan Dadka xirta Xijaabka lakin waxay meesha ka saartay Sharuudahaasi iyadoo Dadka...

Labo Qof oo Xalay lagu Tooriyeeyay Xaafada Grønland ee Somalida u badantahay

0
Waxaa Xalay labo 'Qof lagu tooriyay Xaafada grønland kuwaasi oo weerarkooda loo adeegsaday toorey ama mindi sida uu booliska sheegay. Labada Qof ayaa dhaawaca loo...

Faafaahin Dood ka taagan Qaabilaada Qaxootiga ee Midowga Yurub..

0
Hogaamiyayaasha 16 dal oo kamid ah Midowga Yurub oo Axadii shalay ku kulmay magaalada Brussels ayaa ku heshiin waayey xal u helida Qaabilaada Qaxootiga...

Fardosa oo ku guuleysatay Mudo 3 Bil ah in ay iska jarto Culees dhan...

0
Fardosa Abdi Farah oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Somaliya isla markana ku nool dalka Sweden ayaa ku guuleesatay in ay iska jarto 11...

Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg oo Shacabka ka Codsatay in Caruur badan dhalaan.

0
Raisal wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa fariinteeda sanadka cusub ee 2019 diirada ku saartay codsi ay u jeedisay Shacabka Norway iyadoo ka dalbatay in ay...

Norway Qaadashada Basaboorka oo Oslo looga furay xafiis shaqeenaya maalinta Sabtida.

0
Booliiska oo shaqaale cusub u qortay xafiiska sabtida shaqaynaya si loo dhimo safafka dhaadheer ee loogu jiro qaadashada basaboorka. Sida uu baahiyey NRK shaqaalahan cusub ayaa howlgelaya...

Gabar la dhalatay Xaaskiisa ayuu ku keenay Xaas Ahaan lakin Xabsi ayaa lagu Xukumay...

0
Bilowgii bishan ayey maxkamadda Fredrikstad gashay kiis adag oo la xiriiray arrimo faracyo leh. Kiiskaan oo ku saabsanaa nin iyo haweenay isqabay oo haysta...

Booliska Norway oo lagu Ganaaxay Tarxiilida Nin Somali ah oo Awood loo adeegsaday

0
Waa mid kamid ah Falalka ugu adag ee ka dhacay Dalka Norway kadib markii Booliska Norway Qeybta qaabilsan Tarxiilida ay Tarxiilieen Nin Somali ah...

Daawo:- Dowlada Norway oo soo bandhigtay Habka ay Lacagta ku heli karaan Dadka Shaqada...

0
Dowlada Norway ayaa soo ban dhigtay Hab Cusub uu Qofka ku heli karo ama uu ku codsan karo Lacagtiisa Mushaharka Madama Dad badan laga...