Tuesday, April 16, 2024

Dowlada Norway oo Shaacisay Waqtiga uu Bilaabanayo Aqoonsiga Basaboorka Somaliya..

0
Kadib markii Dowlada Somaliya iyo Dowlada Norway ay ka hadleen Aqoonsiga Basaboorka Somaliga waxay arintaasi fududeysay in Basaboorka Somaliya laga aqoonsado dhanka Norway. Hay.ada Laanta...

War hada Ah Stefan Löfven ” uma Codeedoono Kristersson iyo Dowlada uu soo dhisayo”.

0
Raisal wasaarihii hore ee Sweden ahna Siihaya Xilkaasi Stefan Löfven ayaa ka hadlay Hadalka afayeenka Barlamanka iswiidhan kasoo yeeray maanta kaasi oo ahaa isbuucaan...

Norway Siyaasada Qaxootiga ee Xisbiga Frp oo u xayiran Dhismaha dowlada la wadaagayo

0
Afarta xisbi oo dhawaanahanba ka wada xaajoonayey dhismaha xukuumad cusub ayaa isku mari la’ saddex qodob. Madaxda afarta xisbi ee kala Høyre, FrP, Venstre iyo...

Sweden oo meel adag ka joogtay Shirka ka socda Brussels ee qorshaha qaabilaada Qaxootiga...

0
Sweden ayaa meel adag ka joogta qorshaha dalalka yurub ay ku doonayaan in lagu qaabilo qaxootiga ka imaanaya wadamada dhibaatada ka jirto ee soo...

Norway Tirada Soo galootiga Codeen kara Doorashada Sanadkan oo lasoo saaray

0
383.400 qofood ajnabi ah ayaa xaq u leh inay ka codeeyaan doorashada soo socota ee dayrta ee degmooyinka iyo gobolada dalkan Norway. Dadkii ugu badnaa...

Booliska Norway oo helay Muuqaal uu duubay Ninkii weeraray Masaajidka Al-Noor

0
Muuqaalkaan oo lagu duubay kaamira nuuca GoPro ah ayeysan booliisku doonayn inay wax faahfaahin ah ka bixiyaan. -Filim la duubay weeye wuxuuna noo yahay cadayn...

Dhageyso:- Norway Qof Somali uu ku dhacay Cudurka Coronavirus oo ka hadlay Calaamadihiisa iyo...

0
Qofkii ugu horeeyay ee Somali ah ayaa ka hadlay Cudurka Coronavirus iyo Halka uu kula dhacay markii ugu horeesay. Qofkan oo ku sugan Dalka Norway...

Norway Hadii aad xabsi gasho 6 bil waa in aad 6 sano oo dheeraad...

0
Dowlada norway ayaa wax weyn ka badashay qaabka qofka uu ku helayo basaboorka weyn ama dhalashada gaar ahaan qofka gala dambi kuna muteesta xabsi...

Daawo:- Buuq iyo Fowda markale ka dhacday Masaajidka Towfiiq ee Caasimada Oslo

0
Masaajidka Towfiiq ee ka dhisan Caasimada Oslo ee Dalka Norway ayaa markle ka dhacday buuq iyo fowdo ay sameeyeen Somalida ku muransan Masaajidka waxana...

Norway oo maanta bilowday Qaadashada Basaboorka Cusub

0
Dib udhacyo dhowr ah kadib, waxaa ugu danbeyntii la bilaabay Baasaboorka cusub ee Norwey. Kuwa ugu horeeya ee qaatay baasaboorka cusub waxaa kamid ahaa wasiirka...