Nin da'diisa lagu sheegay afartameeyo jir ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray toogasho ka dhacday xaafadda Råcksta ee galbeedka magaalada Stockholm habeen hore,...
Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga Giorgia Meloni ayaa ugu baaqday Midowga Yurub inay gacan ka geystaan sidii loo dhimi lahaa cadaadiska dalkeeda ka jira, kaddib markii...
Dawladdu ayaa ka Shaqeeneysa soo jeedin awood u siinaysa waalidiinta inay 90 maalmood ee "fasaxa waalidka" ku wareejiyaan qof kale oo u dhow nolosha...
SL Trains oo maamusha tareenka magaalada Stockholm ayaa ku dhawaaqay in xarunta tareenada ee Slussen ee bartamaha caasimadda ay xirnaan doonto muddo afar maalmood...
Wiil dhalinyaro ah oo da'diisa lagu qiyaasay labaataneeyo ayaa lagu toogtay meel banaan ah oo ku taal Vasastan, bartamaha Stockholm, shalay fiidkii.
Ciidamada Booliska ayaa...
Hoggaamiyaha mucaaradka ahna madaxa xisbiga S, Magdalena Andersson, ayaa si kulul u dhaleeceysay ra’iisul wasaaraha in uusan si dhab ah uga soo horjeedin xisbiga...
Ra'iisul Wasaare Ulf ayaa sheegay in burcadda toogashada aysan joojin doonin ilaa xabsiga la dhigo, ama la tarxiilo haddii aysan ahayn muwaadiniin Iswiidhish ah.
"Waa...
Raiisel wasaare Ulf Kristersson ayaa ku tilmaamay dambiyada gaangiska ee dhawaan gilgilay Iswiidhan inay ahaayeen "mid aad u xun".
Si kastaba ha ahaatee, wuxuu rajeynayaa,...
Nin 20 jir ah ayaa dhintay kadib toogasho ka dhacday Helenelund oo ka tirsan Degmmada Sollentuna.
Toogashada ayaa dhacday 5:30 galabnimo. Salaasadii shalay waxana falka...
wiil 13 jir ah oo la la’aa shalay ayaa meydkiisa laga helay meel kayn ah oo ku taal Haninge.
Wiilka ayaa looga shakisan yahay in...














