Tuesday, August 11, 2026
Raisal Wasaaraha Sweden Ulf ayaa ka hadlay Hadalkii dhawaan kasoo yeeray Hogaamiyaha Xisbiga SD ee ku aadanaa joojinta masaajida cusub ee laga dhiso Sweden...
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna oo Khudbad ka Jeediyay Kulan uu Xisbigiisa ku lahaa Magaalada Västerås ayuu ku Sheegay in Sweden laga Joojiyo Dhismaha Masaajida Cusub...
Wasiirka cadaalada Sweden Gunnar Strömer ayaa shaaca ka qaaday in dowlada Sweden ay u furantahay in la baaro suurtagalnimada in dhalashada Sweden laga qaado...
Caalamka:- Ugu yaraan 70 qof oo rayid ah oo u badnaa dad waayeel ah iyo carruur ayaa lagu dilay weerar ka dhacay tuulo ku...
kooxda Malmö FF ayaa ku guuleysatay horyaalnimada Iswiidhan ee 2023 kadib guul ay ka gaartay kooxda. Isaac Kiese Thelin ayaa xaqiijistay guusha kooxda kadib rigoore...
Dowlada Sweden ayaa tarxiileysa dad kasoo jeeda Wadanka Afganistan kuwaasi oo heesta Diidmo isla markana lagu amray in wadanka ka baxaan. Afgaanistaan waa mid ka...
Dowladda ayaa muddo lix bilood ah ku kordhisay koontaroolka xudduudaha gudaha ee dalka. Intii lagu guda jiray shirkii jaraa'id ee maanta, dowladdu waxay sidoo kale...
Ra'yi ururin cusub oo maanta la sameeyay ayaa muujisay sare u kac isdaba joog ah oo dhanka shacbiyad ah ee xisbiga garabka midig ee...
Iyadoo raadinaysa isu dheeli tirnaanta baahida shaqada Jarmalka ayaa bilaabaya nidaam cusub oo toddobaadka shaqadu ka kooban yahay afar maalmood, tallaabadaas oo lagu soo...
Shirkadda gaadiidka dowladda ee gobolka Stockholm, SL, ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay heshiiskii ay kula jirtay shirkadda MTR ee ka shaqeysa tareenada Pendeltåg...