Sunday, May 5, 2024
Waaxda Socdaalka Sweden ayaa sheegtay in ay Sweden ku dhuumaalaysanayaan in ka badan 11,000 oo qofood oo loo jaray xukun ah in dalka laga musaafuriyo kaddib markii la diidey codsigoodii magangelyo doonnimo ee ay ku doonayeen inay ku noolaadaan...
Raisal Wasaaraha Sweden oo la hadlay Barlamaanka ayaa ka hadlay dhibaatada Kooxaha Gangiska ka geestaan Dalka Sweden iyo sida Dowlada Wax uga Qabaneyso. Stefan ayaa Barlamaanka u sheegay in Rabshadaha Gangiska ay tahay arin ka hor imaaneysa Dimuquraadiyada Sweden lakin...
Warar laga helayo Xaafada Nacka ee Bariga Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in Halkaasi lagu toogtay labo qof kuwaasi oo dhaawac ahaan looga qaaday goobta weerarka ayaana dhacay abaaro 8:57 fiidnimo ee xiliga Stockholm. Labada Qof ee la dhaawacay mid kamid...
Shirkadaha guryaha kireeya ayaa si fudud kaaga ceshan doona hadii aad gurigaaga ku kireyso gacan labaad adigoo ogolaansho ka heysan Shirkada kaa kireysay guriga. Sharcigan Cusub ayaa bilaaban doona Bisha October bilowgeeda waxana Qofkii lagu qabto laga saaridoona guriga isla...
Booliska Norway ayaa shaaciyay in ay xabsiga dhigeen nin looga shakisan yahay falal Argigixisanimo kaasi oo warbaahinta gudaha Norway ay qoreen in uu kasoo jeedo dalka Somaliya. Booliska Norway qeybta Sirdoonka ee PST ayaa intaasi ku daray in ninkaan uu...
Waxaa si xoog leh u kordhay gabaabsiga lambarada aqoonsiga qof ee la yiraahdo personnummer tan iyo qul qulkii qaxooti ee sannadkii 2015, iyadoona dadka ugu daran ee gabaabsigan uu saameeyay yihiin soo galootiga dalka yimid dhowaantan. Hassan Al Bakar oo...
Turkiga ayaa digniin culus u jeediyay dalalka midowga Yurub, iyadoo u sheegtay in haddii dalabkeeda la fulin waayo ay qaadi doonto tallaabo culeys weyn u keeneysa Yurub. Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa ku gooddiyay in waddankiisa uu dib u furi...
Iyadoo Sweden ay kamid tahay wadamada sida aadka ah uga dhacaan Falalka ay geestaan Kooxaha gangiska ayaa Xisbiga Moderatka waxa uu soo jeediyay in Xisbiyada ka shaqeeyaan joojinta Kooxahaasi si wadajir ah. '' ma wanaagsana in aan ka hadalno oo...
Hay’adda socdaalka ayaa tuhunsan in shirkadaha caawiya dadka lixaadkooda uusan dhammeyn in ay ka iibiyaan sharciga deganaanshaha Sweden dadyow ajaanib ah, iyaga oo u dira casuumaad shaqaaleysiin been abuur ah. Dhowr ka mid ah shirkadahan ayaa shaqaale ka doonto dibeda....
dhawaan xisbiga Moderaterna ayaa ka hadlay siyaasadiisa Cusub ee dhanka Qaabilaada Qaxootiga isagoo ku baaqay in hoos loo dhigo tirada Qaxootiga ee dalka qaabilayo. Xisbiga ayaa soo bandhigay in boqolkiiba 70% hoos loo dhigo tirada qaxootiga ee dowlada qaadaneyso. Go'anka Xisbiga...