Saturday, May 18, 2024
Madaxa maamulka degmada Bengtsfors ee gobolka Dalsland, Stig Bertilsson ayaa sheegay in degmada aysan qaabili doonin qaxooti kale,isaga oo ku andacooday in degmadu hore u qaadatay qaxooti ku filan ayna tahay iney degmooyinka kale qaataan mas’uuliyadooda. –  Waa wax macquul...
Degmada Valdemarsvik wararka laga helayo ayaa sheegaya in la xiray ku dhawaad 8 iskuul iyo goobo Xanaanada Caruurta kadib markii mid kamid ah isuulada Degmadaasi loo diray warqad hanjabaad ah. Maamulka Degmada oo helay fariinta hanjabaada ayaa u arkay mid...
Dowlada Sweden ayaa shalay soo bandhigtay Miisaaniyada Dowlada ee Sanadka Danbe taasi oo si gooni ah indhaha loogu hayay Madama tii hore ay soo dhiseen Xisbiyada M iyo KD. Miisaaniyada Dowlada soo bandhigtay oo ka koobneed dhoor Mashruuc waxaa ku...
Waxaa maanta lagu wadaa in kulan uu dhexmaro hay'ada Qaxootiga u qaabilsan Dalka Norway iyo Somalida kulankaasi oo noqonaya kii labaad oo dhex mara hay'ada iyo Somalida. Hay'ada soo galootiga Norway ayaa dooneysa in kulanka ay somalida kusiiso warbixin halka...
Maamulka degmada Järfälla ee magaalada Stockholm ayaa sheegay in dookhyada hilibka loo qalo qaabka xalaashaha ah aan gebi ahaanba laga heli doonin dookhyada cunto ee dhamaanba iskuullada ku yaalla degmadaasi. Wuxuu maamulku tillaabadan u cuskaday iyadoo aaney qandaraaska ka soo...
Qaar kamid ah Xisbiyada Dalka Sweden ayaa ka carooday miisaaniyada Dowlada ee sanadka 2020 kaasi oo Barlamaanka loo gudbinayo maanta oo arbaco ah. Xisbiga Vänsterpartiet ayaa ka carooday Qorshaha Dowlada ay canshuurta uga yareesay dadka qaata mushaharka tirada badan waxana...
Värmland oo ka mid ah gobolada dhaca koonfur galbeed Sweden ayaa qeybo ka mid ah waxaa ka da’ay baraf. Monica Engström oo ka mid ah dadka ku nool gobolka Värmland lana hadashay Sverigearadio ayaa sheegtay in ay soo dhoweeysay barafka...
Shir jaraa’id oo ay wada jir u qabteen wasiirka maaliyaddda Magdalena Andersson (S) iyo wasiirka suuqa shaqada Eva Nordmark (S) ayey ku soo ban dhigeen miisaaniyad gaarsiisan 1,3 bilyan oo koron oo loo qoondeeyey howlo ay ka mid yihiin...
Maxkamadda degmada Uddevalla ayaa ku xukuntay haweeney 70 jir ah in ay geystay dil kama' ah ka dib oo ay u geeysatay duqeedii. Haweeneydan ayaa iyada qudheedu dhaawacyo mindi isugu geeysatay halbowlaha gacmaha balse aan u dhiman dhaawacyada ka soo gaarey. Bishii...
Degmada Sölvesborg ayaa soo saartay sharci dhigaya in Degmada laga mamnuuco Calamada kale ee loo isticmaalo iyo Qaxootiga kadib markii halkaasi la wareegeen Xisbiyada kala ah Sverigedemokraterna, Moderaterna och Kristdemokraterna. Xisbiyada ayaa soo jeediyay mamnuucida Qaxootiga ee Degmada taasi oo...