Thursday, April 25, 2024
Dhawaan Xisbiga Moderatka ayaa soo jeediyay in Dowlada ay goobaha Waxbarashada ka mamnuucdo xirashada Niqaamka qoorta la gashto ama xijaabka kale ee qaataan dadka muslimka ah. Fikirka Xisbiga Moderatka waxaa ka hadlay Dowlada Sweden oo diiday in xijaabka la mamnuuco...
Dadka gala dembiyada abaabulan ayay ku adkaan doontaa inay ku hoos dhuuntaan telefoonnadooda iyagoo adeegsanaya simi kaadho haybtoodu qarsan tahay oo ay telefoonada ku isticmaalaan. Dowladda Sweden ayaa haatan gacanta ku haysa hindise qabyo ah oo dhigaya in la diiwaan...
Gabar ayaa toogasho lagu dilay xaafadda råcksta oo dhacda galbeedka magaalada Stockholm, iyadoona aan illaa iminka jirin cid loo qabtay falkaasi. Ciidanka ammaanka ayuu xalay dhambaal qaylo dhaan ah ka soo gaaray xaafadda Råcksta oo dhacda galbeedka Stockholm, kadiv markii...
Ku dhowaad 100 qofood ayaa laga daad gureeyay guryohooda kaddib markii uu dab ka kacay xaafad la deggan yahay oo ka tirsan Rinkeby habeenkii xalaytoole. Qaar badan oo deganayaasha ka tirsan ayaa la geeyay iskuul goobta ka ag dhow. Dabka ayaa...
Haweenay 30 –jir ah oo dhowaantan umul ka baxday ayaa ku dhimatay kaddib markii lagu rasaaseeyey xaafadda Ribersborg ee magaalada Malmö saaka subaxnimadii. Waxay ahayd barqadii 10-kii subaxnimo markii booliiska loo diray farriin dhiila leh. Laba qofood oo kale ayaa...
Wargeeyska Dagens Nyheter ayaa maqaal ku sheegay inuu hoggaanka xisbiga Moderaterna (golaha sare ee xisbigu) doonayo in baaris lagu sameeyo mamnuucidda xijaabka ee dugsiyada hoose/dhexe. – Waxaa jira asbaabo wanaagsan ee iskuulka looga mamnuuci karo xijaabka oo si isku mid ah loola...
Boqolaal kalkaaliyayaasha loogu yeero undersköterskor ayaa maanta isugu yimid fagaaraha la yiraahdo Mynttorget ee Stockholm iyo qaar ka mida magaalooyinka dalka, iyaga oo gadoodsan kana dalbayana dowlada in ay hagaajiso xaaladaha shaqo ee dadka ka howlgalo goobaha lagu xanaaneeyo...
Dhoor maalin waxaa bada u dhaxeysa Taliyaaniga iyo Liibiya ku xaniban Qaxooti Afrikan ah kuwaasi oo loo diiday galitaanka Dalka Taliyaaniga. Diidmada Kadib waxaa dhacday Sheeko laga hadal hayo Caalamka kadib markii Aktarka Caanka ah ee Richard Gere uu Dowlada...
Dad badan oo ku nool Gudaha Dalka Sweden ayaa ah kuwa nolo ka dhaxeyso isla markana qaarkood ay ku kala tagaan nolosha marka uu khilaaf yimaado waxana taasi ay keentaa in labada qof ay keenaan cadeymo muujinaya in ay...
Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet Annie Lööf ayaa xaqiijisay in ay leedahay Uur sida ay ku tilmaamtay Bogeeda Instagramka oo taageerayaal badan ku leedahay. Annie Lööf ayaa la filayaa in ay fasax ahaato mudo 6 bilood ah xagaaga soo socda waxana shaqadeeda...