Monday, May 6, 2024
Waxaa maanta lasoo bandhigay tirada dadka cusub ee u dhintay xanuunka Corona mudada 24 saac ee lasoo dhaafay waxana tirokoobka uu muujinayaa in 7 qof oo kaliya ay u dhimatay xanuunka gudaha Dalka Sweden waana tiro aad u yar...
Wadahadalka miisaaniyada inta uu socday shirkii Midowga Yurub ayaa adkaa laakiin natiijada ayaa noqotay mid u feecan Sweden, sida uu sheegay ra'iisul wasaaraha Stefan Löfven (S). - Waxaan awoodnay in aan sugno sicir-dhimista dhabta ah ee Iswidishka muddadaas oo dhan. Kuwani...
Wadmada Midowga yurub ayaa gaaray heshiis la xiriira miisaaniyada Wadamada Xubinta ka ah Yurub kaasi oo qeyb ka ah xaalada Corona ee wadamadaasi ka jira. Dalka Sweden oo qeyb ka ah Shirka waxaa ku soo aaday lacag dheeraad ah oo...
dhawaan Guri ku yaala magaalada lørenskog ee Dalka norway waxaa laga helay labo caruur ah oo la dilay iyadoo isla guriga loogu tagay hooyada dhashay caruurta oo dhaawac ah Daqiiqado kadib ayaana la xiray aabaha dhalay caruurtaasi oo ku...
8540 qof oo kale ayaa iska diiwangeliyay xafiiska shaqalaha bulshada ee iswiidhan usbuucii hore. Saddex meelood meel dhamaan dadka cusub ee soo galay waxay ahaayeen dhalinyaro da'doodu u dhaxayso 18 ilaa 24. Jens Sandahl, oo ah maamulaha qaybta shaqaalaha ee...
dood adag ayaa ka jira Dhibaatooyinka ka dhasha Tooreyda ama Mindida oo Sanadihii ugu danbeeyah lagu geestay Weeraro kala duwan gaar ahaan Dalka Sweden waxana arintaasi ka hadlay Labada Xisbi ee M iyo L oo soo jeediyay in isbadal...
Dowladda Turkiga ayaa soo saartay xeer muwaadiniinta dalal badan oo waddankaasi dal-ku-galka dalxiiska ah ku galay u diidaya in sanad ka badan degganaashaha loo cusbooneysiiyo. Soomaalida ku dhaqan waddankaasi kama mid ah dadka uu go’aankani qabanayo. Sidoo kale, Sharcigan ayaa saameeyay...
Dowlada UK gaar ahaan Raisul Wasaaraha Dalkaasi Boris Johnson oo ka hadlay Xaalada Xanibaada ee Saaran Dalkaasi ayaa sheegay in aysan jirin wax ku soo laabanaya sidooda hore ilaa laga gaaro Bisha November ee dhamaadka sanadkan. Goobaha Muhiimka sida Baararka...
Dowlada Sweden ayaa maanta diiwaangalisay 26 qof oo u dhimatay Xanuunka Corona taasi oo tirada guud ee Dadka u dhintay xanuunka ka dhigeysa 5,619 qof sidoo kale waxaa 24 saac ee lasoo dhaafay xanuunka qaaday 404 qof iyadoo tirada...
Gabadhan 20 jirka ah ee taageerta IS Shamima Begum ayaa xaq u yeelatay inay dib ugu laabato waddankeedii hore ee Ingiriiska isla markaana ay isla meesha ka saartay go'aankii waaxda Arimaha dibada ee ay kala laabatay jinsiyadeedii Ingiriiska. Waxana...