Home Wararka Maanta Xisbiga Vänsterpartiet oo ku celiyay in kalsoonida kala noqonayaan Dowlada Sweden

Xisbiga Vänsterpartiet oo ku celiyay in kalsoonida kala noqonayaan Dowlada Sweden

0
g presenterar Nooshi Dadgostar som partiets fˆrslag till ny partiordfˆrande under en presstr‰ff i partikansliet i Stockholm. Foto: Jessica Gow / TT kod 10070

Hogaamiyaha cusub ee xisbiga Bidixda Nooshi Dadgostar ayaa sheegay in wali taagan tahay kalsooni kala noqoshada dowlada Stefan sida ay shaacisay   Sveriges Radios Ekot .

sababta ugu weyn ayaa ah in Dowlada aysan wali go’anmid sharciga shaqaalaha ee dooda badan dhaliyay kaasi oo wali taagan

– Weli ma ogin halka hawshani ku dhammaanayso, ballanqaadkeenna kalsooni darrana wuu sii jiraysaa, ayay tiri hoggaamiyaha V oo la hadashey Ekot.

V ayaa ku tilmaamaysa baaritaanka mid aan dheelitirneyn oo loo daneynayo loo shaqeeyaha xili go’aanka kalsooni kala noqoshada  lagu gaaray shirkii guddiga xisbiga ee galabnimadii Sabtida, sida ay u sheegtay Ekot.

Kahor kulanka,  xisbiga dhexdiisa ah ayaa laga dalbaday V inay si adag uga istaagaan halista ka taagan arimaha shaqada .

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here