Wednesday, April 24, 2024
Rai'sul wasaarada Denmark Mette Frederiksen ayaa ugu danbeyn guursatay kadib dhoor jeer oo arooskooda u baaqday xanuunka Corona Waxana ay guursatay Filimqaadaha u dhashay Dalkaasi ee Bo Tengberg. Mette Frederiksen ayaa qabatay Xilka wasiirnimo Sanadkii hore kadib dadaal dheer oo...
ku dhawaad 27 qof ayaa u dhimatay Xanuunka Corona maanta waxana tirada guud ee dhimashada ka dhigeysaa 5 kun 572 halka la diiwaan galiyay 491 qof oo kiisas cusub taasi ayaana ka dhigeysa tirada guud dadka qaaday Xanuunka 76,492. tirada...
Nin Soomaali ah ayaa weerar toorey loo adeegsaday oo sababay khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac isugu jira ka geestay magaalo 90-km u jirta magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway. War kasoo baxay booliiska dalka Norwey ayaa lagu sheegay in ninkan...
dood xoogan ayaa ka jirta Sharciga ku meel gaarka ee Qofka Swedishka Qasab uga dhigaya in uu Masruufi karo Qofka ay Nolosha wadaagaan hadii uu doonayo in uu Dalka Sweden usoo wada guuraan bisha Agoosta ayaana la filayaa in...
Dowlada Germalka ayaa joojisay mudada 14 cisho ee lagu karantiilo dadka ka imaanaya Dalka Sweden ee soo galaya Dalka Germalka sida lagu qoray Boga Wasaarada Arimaha Dibada. '' Dadka imaanaya Sweden ee soo galaya Germalka way soo galikaraan Wadanka iyadoo...
inkastoo ay jirto dhibaatada ka dhalatay Xanuunka Corona hadana waxaa jirta Shaqooyin banaan oo ay heli karaan Dadka heesta kaarka lagu kaxeeyo Gawaarida ee loo yaqaano (Körkort) madama Sharuudaha ugu badan ee Shaqada uu yahay in aad heesato kaarkaasi. Ku...
Tirada toogashada ee Caasimada Stockholm ayaa kordhay lixdii bilood ee la soo dhaafay marka la barbar dhigo isla waqtigaan oo kale sanadkii la soo dhaafay, sida uu qoray SVT lakin qeybta Waqooyi ee Stockholm 0k tirada toogashada ayaa hoos...
  Laga bilaabo 22 Luulyo, dadka iswiidhishka ah ayaa si toos ah ugu duuli kara Giriiga. Sidaas waxaa yidhi Stelios Petsas, oo ah afhayeenka dawladda Giriiga, intii lagu guda jiray shir jaraaid oo toos loo qabtay waqti yar ka hor. Markii hore...
Qaar badan oo ka mid ah dhalinyarada Afqaanistaan ​​ee aan waalidkooda la socon ayaa yimid Sweden xilligii dhibaatada qaxootiga ee sanadkii 2015 waxana markaasi loo diiday sharciga Sweden, laakiin waxay markale iska dhiibeen faransiiska oo magangalyo ka helaan ''Sweden Waxaan...
Xafiiska Shaqada Sweden ee arbetsförmedlingen ayaa shaaca ka qaaday in heerka shaqo la'anta dalka ay wali aad u sii kordheyso waxana uu xafiiska intaasi ku daray in Dadka ugu badan ee shaqo la'anta ay yihiin dadka ku dhashay Dalka...