Monday, May 6, 2024
Qaar badan oo ka mid ah dhalinyarada Afqaanistaan ​​ee aan waalidkooda la socon ayaa yimid Sweden xilligii dhibaatada qaxootiga ee sanadkii 2015 waxana markaasi loo diiday sharciga Sweden, laakiin waxay markale iska dhiibeen faransiiska oo magangalyo ka helaan ''Sweden Waxaan...
Xafiiska Shaqada Sweden ee arbetsförmedlingen ayaa shaaca ka qaaday in heerka shaqo la'anta dalka ay wali aad u sii kordheyso waxana uu xafiiska intaasi ku daray in Dadka ugu badan ee shaqo la'anta ay yihiin dadka ku dhashay Dalka...
Dowlada Sweden ayaa qorsheeneysa in Xabsi daa'in lagu xukumo dhalinyarada 18 sano jirka ah iyo wixii ka weyn marka ay geestaan danbi halis ah madama maanta Dhalinyarada 18 sano jirka ilaa 21 sano lagu xukumo xabsi kooban ama ciqaab...
Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Hamburg ayaa soo qaban qaabisay Mudaaharaad ay kaga soo horjeedeen qaabkii uu u geeriyooday Rooble Warsame. Wiilka oo 22-sano jirey Soomaalina ahaa ayaa ku dhex geeriyooday xabsi ku yaal magaalada Schweinfurt ee Bayern 26-kii bishii Febraayo 2019-kii. Waxay...
inta lagu guda jiray Xaalada Corona Wadamada badan oo Caalamka waxay xireen iskuulada waxaana ku jira qeybta lagu xanaaneeyo Caruurta yar yar lakin Dalka Sweden waxa uu qaatay go'an ah in caruurta ay aadaan goobaha xanaanada si aysan makixiyan...
Raisul wasaaraha Dalka Norway Erna Solberg ayaa lagu canaantay isticmaalka iyo soo dagsashada App Tiktok oo ah App laga leeyahay Dalka Shiinaha isla markana ay aad u isticmaalaan dhalinyada Somaliyada. Erna Solberg iyo xubno ka tirsan Wasiiradeeda ayaa lasoo dagay...
Dowlada Sweden gaar ahaan Hay'ada u qaabilsan Dowlada arimaha lasocodka Caafimadka iyo daryeelka bulshada ee loo yaqaano Inspektionen för vård och omsorg, IVO. ayaa bilaabay baaritaan la xiriira Dhimashada Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Muxudiin Celi oo kamid ahaa culumada ugu weyn...
Dalka Faransiiska gaar ahaan Magaalada Bayonnes ayaa lagu dilay Darawal Bus kaasi oo sababsaday Marada Afka lagu xirto Xiliga Safarada Dilkiisa ayaana Yimid kadib Markii Koox rakaab ah uu ka codsaday Xirashada maradaasi. Darawalka oo 59 sano jir ah ayaa...
Maxkamada Degnmada jönköping ayaa lasoo taagay Haweeney 50 sano jir ah taasi oo lagu heestay Aflagaado ay u geesatay Haweeney kale oo ku sugneyd goob Farmashi ah isla markana xiran Xijaab. Haweeneydan 50 sano jirka ayaa dawo ka gadaneysay Farmashiiyaha...
Dowlada Norway oo Xadkeeda ka xirtay Dalka Sweden ayaa go'an kasoo saartay ku dhawaad Sadax Gobol kuwaasi oo Dadka ku nool loo ogolaaday in ay safar ku tagi karaan Dalka Norway Waxana Gobolada kamid ah Blekinge, Kronoberg iyo Skåne. Norway...