Home Wararka Denmark Denmark oo Labada Bangi ee Nordea iyo Danske Bangi ku eedeesay lacagaha...

Denmark oo Labada Bangi ee Nordea iyo Danske Bangi ku eedeesay lacagaha Suuqa madow

0

Nordea iyo Danske Bank labaduba waxay dhaleeceeyeen kala kulmeen hayadda kormeerka maaliyadeed ee deenishka – ka dib markii dhawr jeer kormeer lagu sameeyay labada Bank axaysay intii u dhaxeysay bilihii 3aad ilaa 9aad ee sagaalaad.

Bangiga Danske wuxuu helay afar amar – ama digniin halka Nordea uu helay hal mar.

Sida laga soo xigtay hay’ada ilaalinta dhaqaalaha , amada labada bangi ayaa ahaa in la adkeeyo lacagta magacaamiisha ay ku ganacsadaan.

Stig Nielsen, oo ah madaxa xafiiska hayadda kormeerka maaliyadeed ee deenishka, ayaa DR Nyheder u sheegtay, in labada Banki aysan wali koontarool ku heynin lacagaha dhexmara.

eedeynta Dowlada ee labada banki ayaa imaaneysa iyadoo Dalka Sweden gaar ahaan xawaaladaha somalida laga xiray Akoonada ay ku lahaayeen bangiyada qaar sababo la xiriira lacagaha la diro.

Somaliska Denmark

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here