Home Wararka Caalamka Dowladda Faransiiska oo dooneysa in ay badasho Sharci horay u jiray (...

Dowladda Faransiiska oo dooneysa in ay badasho Sharci horay u jiray ( Rabshado ka dhashay go’ankaasi)

0
Photo ANNE-CHRISTINE POUJOULAT © Scanpix)
Dowladda Faransiiska ayaa dooneysa inay dib u qorto sharciga mamnuucaya muuqaalka saraakiisha.

 

Dowladda Faransiiska ayaa laashay sharciga, kaasoo mamnuucaya cajaladaha laga duubay ficilada saraakiisha booliska, afhayeen u hadlay madaxweynaha Emmanuel Macron ayaa yiri.

– Sharciga ayaa gebi ahaanba dib loo qori doonaa, ayuu yidhi Christophe Castaner, hogaamiyaha xisbiga madaxwaynaha, La République En Marche (LaRem) ee baarlamaanka .

 Kumannaan kun oo dibed baxayaal ah ayaa iskugu soo baxay magaalada Paris iyo kuwo kale, iyagoo diiddan xeer cusub oo qabyo ah oo Booliiska siinaya awoodo dheeraad ah.

Dadka ayaa dibed baxyada ka dhigaya magaalooyin ay ka mid yihiin Paris, Strasbourg, Marseille iyo Lyon.

Somaliska Baris

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here