Sunday, May 19, 2024
Maxkamada Degnmada jönköping ayaa lasoo taagay Haweeney 50 sano jir ah taasi oo lagu heestay Aflagaado ay u geesatay Haweeney kale oo ku sugneyd goob Farmashi ah isla markana xiran Xijaab. Haweeneydan 50 sano jirka ayaa dawo ka gadaneysay Farmashiiyaha...
Dowlada Norway oo Xadkeeda ka xirtay Dalka Sweden ayaa go'an kasoo saartay ku dhawaad Sadax Gobol kuwaasi oo Dadka ku nool loo ogolaaday in ay safar ku tagi karaan Dalka Norway Waxana Gobolada kamid ah Blekinge, Kronoberg iyo Skåne. Norway...
Dowlada Sweden ayaa maanta siideesay Anna Lindstedt oo lagu heestay kulan qarsoodi ah oo la sameesay Dowlada China kaasi oo wasaarada Arimaha Dibada Sweden la socodsiin waxana arintaasi ka dhashay shaki la xiriira kulanka ay sameesay. Maxkamada oo maanta u fadhiisatay...
Dowlada Sweden gaar ahaan Hay'ada arimaha Dibada ayaa soo saartay go'ano cusub oo ku aadan Safarada Dibada iyo Dadka doonaya in ay safraan waxana go'aanada lasoo saaray kamid ah in wixii ka danbeeyo 15 bishan july la bilaabayo talo...
Dowlada Denmark ayaa soo saartay Basaboor loogu tala galay Dadka Safarka kaasi oo ah Elektaroonig waxana Qofka uu kala soo baxayaa Boga Hay'ada Caafimaadka Denmark marka aad safarka galeyso. Qofka doonaya in uu Socdaalo ayaa marka hore maraya tijaabada Caafimaadka...
Dowladda Finland ayaa maanta ku dhawaaqday go’aan muddo laga sugayay oo quseeya qaadista xayiraadda saaran safarka dibadda. Go’aanka maanta ka soo baxay Dowladda Finland oo dhaqangelaya 13.7.2020 ayaa gebi ahaanba lagu qaaday xayiraadihi saarnaa dadka soo gelaya Finland ee ka...
Dowlada Germany ayaa Wadamada Midowga Yurub ku cadaadineysa sidii xal looga gaari lahaa Khilaafka Xoogan ee ka taagan qeybsiga Qaxootiga soo gaara Qaarada Yurub madama wadamada qaarkood ay diideen in ay qeyb ka noqdaan qaxootiga la qeybsanayo. Wasiirka Arimaha Gudaha...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dib loo furayo iskuulada Wadanka Mareykanka si lamid ah Wadamada Sweden, Norway iyo Germany waxana uu sheegay in aysan jirin qatar ka imaan karta furista iskuulada. Trump ayaa bartiisa Twitterka ku qoray ''Germany....
Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee Sweden ayaa soo bandhigtay in 73,858 xaaladood oo ah infekshan illaa iyo hadda la diiwaangaliyay, 2469 kun oo qof la dhigey qaybta daryeelka degdega ah iyo guud ahaan 5482 dhimasho oo la xiriirta cudurka Corona, taasi...
Dowlada Norway gaar ahaan Hay'ada Socdaalka ee UDI ayaa Qoraal ay soo dhintay Bogeeda ku Shaacisay laga bilaabo Taariikhda 1-7-2021 uu bilaabanayo Imtixaanka Luuqada ee lagu xujeeyay Qofka doonaya in uu qaato dhalashada Dalka gaar ahaan Basaboorka weyn ee...