Home Wararka Maanta Dhimashada Coronavirus ee Sweden oo kor u dhaaftay 7,000 kun oo Qof

Dhimashada Coronavirus ee Sweden oo kor u dhaaftay 7,000 kun oo Qof

0

Tirada dhimashada Corona ee Iswiidhan waxay kor u dhaaftay 7000. Tani ayaa timid kadib markii 35 qof oo cusub oo cudurka coronavirus loo diiwaan galiyay 24-kii saac ee la soo dhaafay .

Waxay muujineysaa tirooyinka maanta ka soo baxay Hay’adda Caafimaadka Dadweynaha, sida uu qoray SVT .

Isugeyn, 7,007 qof ayaa laga diiwaan geliyay in ay ku dhinteen dalka Iswiidan tan iyo markii uu faafay cudurka.

24-kii saac ee la soo dhaafay , in ka badan 6,485 qof ayaa laga baaray fayraska, taas oo wadarta guud ee infekshannada ka dhigaysa 272,643 qof oo uu ku dhacay Corona.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here