Sunday, May 19, 2024
Xaafada Kista ayaa Xalay lagu toogtay Wiil 20 sano jir ah kaasi oo dhaawac ahaan loogu tagay goob uu yaalay waxaa sidaasi warbaahinta u xaqiijiyay Åsa Wallentin oo u hadlay Booliska Stockholm gaar ahaan Waqooyiga galbeed ee Magaalada. Abaaro 11-kii...
Dowlada UK ayaa maanta ku dhawaaqday in ay dib u soo celisay Xanibaada Safarada Spain iyadoo wixii ka bilowda Axada la karantiilayo 14 Cisho dadka kasoo safra Dalka Spain ee u soo dalxiisaya UK. go'anka Dowlada UK ayaa yimid kadib...
mid kamid ah amiirada Denmark Joachim ayaa deg deg loo dhigay isbitaalka kadib markii madaxiisa lagu arkay xinjiro dhiig ah sida ay shaaciyeen Qosyka boqortooyada waxana warbixin kasoo baxday qoyska lagu sheegay in Prince Joachim xaaladiisa tahay mid dagan. Boqorada...
Dowlada Germalka ayaa go'an kasoo saartay dadka u safraya Dalkeeda iyo dadka asal ahaan kasoo jeeda ee dalkaasi dib ugu laabanaya waxana go'ankaasi ku dhawaaqay maanta oo jimco ah wasiirka Caafimada Dalka Jens Spahn kaasi oo sheegay in Dadka...
Warbaahinta Gudaha Sweden ayaa baahisay gabar 11 sano jir ah oo waalikeeda laga celiyay xili ay ku socdeen Dalka Turkiga waxaan go'anka uu yimid kadib markii Hay'ada Daryeelka bulshada ay ka warheshay in gabadhaasi loo wado turkiga si loogu...
dowlada Sweden ayaa sanadkan lagu waday in ay soo qaadato ku dhawaad 5,000 kun oo Qaxooti kuwaasi oo kasoo qaadan laheyd daafaha Caalamka waxana Qaxootigaasi qeyb kamid ah ay ku xayirmeen Xaalada Corona tirada Qaxootiga ee Xanibmay ayaa lagu...
Mid kamid ah Maxkamadaha Federaalka ee Dalka Canada ayaa joojisay oo laashay Sharciga Qaxootiga kala dhaxeeyay mareykanka ee lagu magacaabo (STCA), kaasi oo bilowday sanadkii 2004 waxana uu sharciga dhiyay in Qaxootiga soo mara dhul ka tirsan Mareykanka ee...
Dowlada Dalka Denarmk ayaa dib u soo celisay Hindise dhigaya in Sharciga dalka gaar ahaan dhalashada dalkaasi dib looga ceshanayo qofka heesta isla markana lagu helo in uu galay danbi adag oo keeni kara in qofka uu ku muteesto...
Heerka Shaqo la'aanta Dalka Sweden ayaa gaartay 9.8 percent oo u dhiganta nus milyan Dadka Sweden in ay yihiin Shaqo la'an waana dhibaatada ugu adag ee xiligan jirta sida ay ku warameyso wasiirada Shaqada Sweden Eva Nordmark oo la...
Sida ay heleyso Warbaahinta Somaliska.com diyaarada Itoobiyan Airline ayaa ah diyaarada kaliya ee tagta Dalka Somaliya iyadoo marta Caasimada itoobiya ka hor inta aysan gaarin Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland. Duulimaadka Diyaarada ayaa imaanaya iyadoo aysan jirin wax diyaarad ah...