Friday, April 10, 2026
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii ku biiray baaqyada ah in la qaadaco badeecadaha Faransiiska, taasoo sare u qaadaysa khilaafka u dhexeeya Faransiiska iyo dalalka Muslimka ee...
Norway ayaa soo rogi doonta talaabooyin adag oo lagula dagaallamayo coronavirus ka dib markii ay dhawaanahan soo bateen tirada infekshannada, oo ay ku jiraan...
Kormeeraha Caafimaadka iyo Daryeelka ee Iswiidhan, IVO, ayaa maanta soo bandhigaya tilaabooyin awood u siinaya in ay joojiso qayaanada iyo falalka dambiyeed ee ka...
Bishii Diseembar ee sanadkii hore aabe Ciraaqi ah ayaa ula safray xaaskiisa iyo labadiisa gabdhood Ciraaq. Wuxuu qorsheeyey inuu gabadhiisa u soo guuriyo Gabdhahan ayaa...
Agaasinka soo galootiga dalkan Norway ee UDI ayaa qorsheyneysa in 1500 oo magangalyo doon ah ay soo galaan Norwey sanadkan. sidoo kalena ay rajeyneyaan 3,000...
diiditaanka dalabyada alaabada Faransiiska ee dunida Carabta ayaa sii kordheysa taasi oo ka dhalatay Falalka uu Dalka Faransiiska ku wado dadka islaamka iyo sidoo...
Kaliya seddex isbuuc markii laga soo musaafuriyey Finland, "Cali" waxaa lagu diley Ciraaq. sida ay warbaahinta ka xaqiijiyeen gabadh uu dhalay Aabe Cali. Xeer ilaaliyaha...
Khabib Nurmagomedov ayaa ku dhawaaqay inuu ka fadhiistay Ciyaaraha UFC ka dib markii uu ka badiyay Justin Gaethje oo miyir beelay wareega labaad si...
Faransiiska ayaa Sabtidii sheegay inay dib ugu yeerayaan ergaygoodii Turkiga kadib "wax aan la aqbali karin" oo ka soo yeeray madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip...
Danmark ayaa si weyn u xakameyneysa dhaqdhaqaaqa bulshada iyada oo la adeegsanayo tallaabooyin cusub oo loogu talagalay in lagu xakameeyo isbedelka kiisaska sii kordhaya...