Home Wararka Caalamka Khabib oo ilmeenaya Ayaa yiri ” Balanta aan ka qaaday Hooyadey ayaan...

Khabib oo ilmeenaya Ayaa yiri ” Balanta aan ka qaaday Hooyadey ayaan uga fadhiistay Ciyaaraha”

0
Photo/Getty

Khabib Nurmagomedov ayaa ku dhawaaqay inuu ka fadhiistay Ciyaaraha UFC ka dib markii uu ka badiyay Justin Gaethje oo miyir beelay wareega labaad si uu si guul leh ugu difaaco horyaalkiisa fudud ee UFC ee UFC 254.

Khabib oo 32 jir ah oo aan laga badinin Ciyaarahan 29 kulan ayaa ku dhacay bartamaha octagon markii uu badiyay isagoo ooynaya guushaasib uu ka gaaray Gaethje ciyaar ka dhacday Abu Dhabi . 

Markii uu kacay ayuu iska siibay galoofisyada gacmo gashiga wuxuuna yiri: “Tani waa dagaalkeygii iigu dambeeyay ee UFC.”

“Ma jirto waddo aan ku soo laabto anigoo aabbahay la’aan ah Waxaan la hadlay hooyaday. Iyadu ma garaneyso sida aan u dagaallami karo aabbe la’aan, laakiin waxaan ballanqaaday inay noqon doonto dagaalkeygii ugu dambeeyay.

Khabiib ayaa guuleestay 29 Kulan oo xiriir ah laga soo bilaabo sanadkii 2013 waxana ciyaarta ugu xiisaha badneyd uu la qaatay Mc Corner oo u dashay Irland sanadkii 2018 ciyaartaas oo aheyd mida ugu xiisaha badan oo noloshiisa.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here