Friday, January 2, 2026
sanadka soo socda, Denmark waxay fursad u heli doontaa inay qaabisho ilaa 500  oo qoxooti ah, sida ku xusan sharciga maaliyadeed ee 2021 . 40 milyan...
Sida ay shaacisay Hay'ada Migrationsverket Laga bilaabo 1 Diseembar oo laga joogo shan maalin, muwaadiniinta Ingiriiska iyo xubnaha qoysaskooda waxay dalban karaan deganaansho gudaha...
Si looga dhigo mid soo jiidasho leh dhalinyarada ku nool tuulada, guddi ayaa soo jeediyay in hoos loo dhigo xadka da'da ee shatiyada wadista...
Hogaamiyaha cusub ee xisbiga Bidixda Nooshi Dadgostar ayaa sheegay in wali taagan tahay kalsooni kala noqoshada dowlada Stefan sida ay shaacisay   Sveriges Radios Ekot . sababta...
Waxaan la yaabanahay hadii masuuliyiinta Norwey ay ka warqabaan cabsida iyo hubanti la’aanta kiiska Mustafa Hasan uu ku abuuray dhalinyarada tirada yar ee Asalkooda...
Fiidiyowyo laga soo qaaday banaanbaxyo ka dhacay magaalada Paris ayaa muujinaya tiro badan oo mudaharaadayaal afka soo duubtay oo weeraraya booliska rabshadaha ka hortaga...
Midowga Yurub iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa hakiyay wadaxaajoodkii ku saabsanaa heshiiska ganacsiga xorta ah iyo iskaashiga cusub, kaas oo aasaas u noqon doona xiriirka...
Wasiirkii hore ee cadaalada Denmark Ole Espersen ayaa geeriyooday isagoo jira 85 sano jir, Bornholms Tidende ayaa ka warbixiyay . Wuxuu galay baarlamanka xisbiga Sooshal dimuqraadiga 1973, 1981...
Dowlada Sweden ayaa wada qorshe lagu fududeenayo in leesku keeno qoysaska kala maqan isla markana loo fududeeyo sharuudaha hada ku xeeran marka uu qofka...
Guddiga Qaranka ee Caafimaadka ayaa sheegay in Wax qorshe ah uusan ugu jirin xayiraad dheeraad ah gaar ahaan Caasimada. Inkasta caasimadda Danmark ay u gudubtay...