Sunday, March 22, 2026
Norway waxaa kordhay kiisaska Cororna Gobolo badan oo wadanka ayaa laga soo sheegayaa in kiisaska Corona ay sii badanayaan. ku dhawaad kun Qof ama ka...
Qaxooti badan oo ka imaanaya Dalka Afganistan ayaa ku soo wajahan Qaarada Yurub. Wadamada Yurub badankooda ayaa bilaabay in ka hortagaan Qaxootiga ku soo wajahan...
Hoggaanka Xisbiga Liberalerna Nyamko Sabuni oo uu xisbigeedu horay usoo gudbiyey hindise la yiraahdo ‘’Förortslyftet’’ oo ku saabsan in sare loo qaado xaafadaha danyarta...
Wararka laga helayo Magaalada Malmö ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay qof kaasi oo u dhintay toogasho loo geestay. toogashada ayaa ka dhacday nawaaxiga Sofielund...
Sweden ayaa markii ugu horeesay haweeney u magacowday qeybta amniga ee Säbo. Charlotte von Essen ayaa loo magacaabay madax Cusub ee Amniga Hay'ada Säbo. Charlotte von...
dhawaan warbixin soo baxday ayaa lagu sheegay in dambiyada ka dhaca Sweden ay ugu badanyihiin dadka ajaanibta. Wasiirka Cadaalada Morgan Johansson (S) oo ka hadlay...
Warbixin dhawaan lasoo saaray ayaa lagu sheegay in dadka ajaanibta ay yihiin dadka ugu badan ee geesta dambiyada. Warbixintan oo soo saartay Golaha Ka Hortagga...
Dowlada Germalka gaar ahaan Qeybta wakaalada Shaqaalaha federaalka ayaa shaacisay in Dalka uu u baahanyahay Muhaajiriin Cusub. Guddoomiyaha Guddiga Agaasimayaasha Wakaaladda Shaqaalaha Federaalka ee Jarmalka...
Warbaahinta caalamka qaarkood ayaa si weyn u hadal haya sheekada Wasiir katirsanaa dowladii hore ee Afganistan oo u qaxay dal kuyaala Qaarada Yurub iskuna...
Raisal Wasaaraha Sweden Stefan ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqay ka tagista xilka Raisal Wasaaraha Sweden. kadib ku dhawaaqistiisa waxaa jira dad badan oo...