Home Wararka Maanta Morgan Johansson (S) ” Dadka Ajaanibta haku tilmaamin kuwa liita”

Morgan Johansson (S) ” Dadka Ajaanibta haku tilmaamin kuwa liita”

0
Morgon Johansson in the government. Photo: TT

dhawaan warbixin soo baxday ayaa lagu sheegay in dambiyada ka dhaca Sweden ay ugu badanyihiin dadka ajaanibta.

Wasiirka Cadaalada Morgan Johansson (S) oo ka hadlay arintan ayaa sheegay in aan dadka ajaanibta lagu tilmaamin kuwa liita.

Waxa uu wasiirka sheegay in ay jiraan ama ay u badanyihiin dambiyada lakin dhanka kale ayuu sheegay in ay hormarka wadanka ka qeyb qaataan.

Wasiirka ayaana tusaale u soo qaatay in dadka ajaanibta ay ka qeyb qaataan daryeelka wadanka waliba kaalin muhiim ah.

ugu danbeyn ayuu sheegay in dad gooni ah ay warbixinta u soo saareen qaab cunsurinimo ku jirto ama laga dheehan karo.

ugu danbeyn warbixinta dhawaan soo baxday ayaa ku soo aadeysa iyadoo ay jiraan dhibaatooyin ka dhaca wadanka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here