Home Wararka Maanta BRÅ: Dadka Ajaanibta ayaa ugu badan Dambiyada Sweden ka dhaca

BRÅ: Dadka Ajaanibta ayaa ugu badan Dambiyada Sweden ka dhaca

0
Foto: Johan Nilsson / TT

Warbixin dhawaan lasoo saaray ayaa lagu sheegay in dadka ajaanibta ay yihiin dadka ugu badan ee geesta dambiyada.

Warbixintan oo soo saartay Golaha Ka Hortagga Dembiyada (BRÅ) ayaa sidoo kale lagu sheegay in sanadihii  2007 iyo 2018 ay hoos u dhaceen tirada dadka looga shakisanyahan dambiyada.

Dadka geesta dambiyada ayaa ku dhashay Sweden lakin Aabaha ama hooyada ayaa lagu sheegay kuwa kasoo jeeda dibada.

Sida laga soo xigtay BRÅ, kala duwanaanshaha ka dhex jira kooxaha dadweynaha ee kala duwan ayaa la rumeysan yahay inay sabab u tahay gaar ahaan dhaliyarada.

Somaliska Stockolm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here