Home Wararka Caalamka Germalka ” Dalka Waxa uu u baahanyahay 400,000 kun oo Muhaajiriin ah

Germalka ” Dalka Waxa uu u baahanyahay 400,000 kun oo Muhaajiriin ah

0

Dowlada Germalka gaar ahaan Qeybta wakaalada Shaqaalaha federaalka ayaa shaacisay in Dalka uu u baahanyahay Muhaajiriin Cusub.

Guddoomiyaha Guddiga Agaasimayaasha Wakaaladda Shaqaalaha Federaalka ee Jarmalka ayaa ku dhawaaqay in waddanku u baahan yahay qiyaastii 400,000 oo muhaajiriin ah sannad walba – taas oo sida cad ka badan sidii xaalku ahaa sannadihii la soo dhaafay. 

Detlev Schiele wuxuu u sharraxay wargeyska Jarmalka “Süddeutsche Zeitung” cadadkiisii ​​maanta (Ogosto 24, 2021): “(…)

¨aniga ahaan kama hadlayo wax ku aadan magangelyo, laakiin waxay ku saabsan tahay buuxinta meelaha bannaan ee suuqa shaqada.

Germalka ayaa kamid ah Wadamada ugu badan ee Qaxootiga Yurub Qaabila waana Dalka kaliya ee aad sii shaqeysan karto adiga oo sugaya jawabaaha kiiskaaga marka aad iska dhiibto wadanka.

Somaliska Berlin

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here