Thursday, April 23, 2026
Garoonka Diyaaraha Arland ayaa maanta lagu xiray labo haween oo kamid ah kooxda IS sida ay sheegeen booliska. Labo kamid ah Saddex Haween oo ka...
Sida ay la socdaan dad badan Sweden waa meelaha dadka shaqo la'anta badan ku dareemaan iyadoo taasi ay jirto waxaa lasoo saaray warixin sheegeysa...
11 Sebtember ayay aheyd markii weerar culus loo adeegsaday daaraha dhaadheer ee Mareykanka halkaasi oo dad badan ku dhinteen. Weerarka ka dib waxaa jiray warbixin...
nin 27 sano jir ah ayaa maanta xukun laga gaaray kadib kiiskiisa oo laga fadhiistay maxkamad ku taala Sundsvall. Ninkan ayaa lamaantiisa oo ka dhaxeysay...
Wararka Laga helayo Jordbro oo ku taala kamuunka Haninge ee koonfurta Stockholm ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay labo qof. Qof haweyn ah ayaa la...
Dowlada Sweden ayaa maanta ka dhaawajisay in ay mamnuucday safarada ugu imaanaya lix dal oo ay ku jirta Dowlada Mareykanka. Dalalka Sida Lubnaan, Mareykanka, Israa’iil,...
ku dhawaad lix qof ayaa caawa lagu xiray Xaafada Hjulsta ee Waqooyiga Caasimada Stockholm halkaasi oo dhawaan lagu toogtay labo qof. Sida ay booliska ku...
Wariyaha Caanka ee reer swedne Philip Hamar ayaa dib looga ceshtay kaarkiisa gaari wadista kadib markii lagu qabtay isagoo gaarigiisa ku wada xawaare badan. Philip...
Hal qof ayaa ku dhintay Qarax ka dhacay Koonfurta Caasimada Stockholm sida ay sheegaan warbaahinta kala duwan ee Sweden. Qofka ku dhintay Qaraxa ayaa lagu...
waxaa bilaabanaya ama bilowday waxbarashada sweden gaar ahaan jaamacadaha iyadoo arday badan ay hada gobolada qaar ay ka codsanayaan waxbarasho jaamacad. gobalada Sweden qaarkood waxaa...