Thursday, April 23, 2026
Sweden maanta ma jiro si qasab ah oo shaqaalaha looga doonayo talaalka si ay shaqo uga helaan goobaha shaqada. Taasi badalkeeda Gobolka Dalarna oo Sweden...
Sweden waxaa ka jira sharciyo la xiriira Xaalada Corona qaarkood ayaa lagula taliyay dadka dib ugu soo laabanaya dalka in ay Corona iska qaadeen...
Xukun ayaa lagu riday Hooyo iyo Aabe lagu eedeeyay in ay Gaaraac u geestaan Caruurtooda kadib markii mid kamid ah Caruurta ay fariin u...
Tan iyo Bilaabashada Corona Midowga Yurub waxa uu xayiraad saaray Dalka Mareykanka taasi oo dhawaan la qaaday. Sida ay maanta mar kale shaaciyeen Wadamada Yurub...
ku dhawaad afar goobood oo Caasimada Stockholm ayaa xalay laga maqlay rasaas kala duwan sida uu booliska saaka saaciday waxana qaarkood ka dhashay waxyeelo. Xaafada...
Norway waxaa kordhay kiisaska Cororna Gobolo badan oo wadanka ayaa laga soo sheegayaa in kiisaska Corona ay sii badanayaan. ku dhawaad kun Qof ama ka...
Qaxooti badan oo ka imaanaya Dalka Afganistan ayaa ku soo wajahan Qaarada Yurub. Wadamada Yurub badankooda ayaa bilaabay in ka hortagaan Qaxootiga ku soo wajahan...
Hoggaanka Xisbiga Liberalerna Nyamko Sabuni oo uu xisbigeedu horay usoo gudbiyey hindise la yiraahdo ‘’Förortslyftet’’ oo ku saabsan in sare loo qaado xaafadaha danyarta...
Wararka laga helayo Magaalada Malmö ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay qof kaasi oo u dhintay toogasho loo geestay. toogashada ayaa ka dhacday nawaaxiga Sofielund...
Sweden ayaa markii ugu horeesay haweeney u magacowday qeybta amniga ee Säbo. Charlotte von Essen ayaa loo magacaabay madax Cusub ee Amniga Hay'ada Säbo. Charlotte von...