Home Wararka Caalamka Weerar Loo Adeegsaday Toorey/Mindi oo ka dhacay Dalka Germalka

Weerar Loo Adeegsaday Toorey/Mindi oo ka dhacay Dalka Germalka

0

Saddex qof ayaa ku dhaawacmay weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay gudaha tareen u kala safrayay magaalooyinka Regensburg iyo Nuremberg ee dalka Jarmalka.

Sida uu wariyey wargeyska maalinlaha ah ee Bild booliiska ayaa qabtay qofkii weerarka geystay.

Wargeyska ayaa wariyey inaysan jirin faahfaahin laga bixiyay qofka weerarka geystay, dhibaneyaasha, iyo in dhaawacyada soo gaaray ay yihiin kuwa halis ah.

Weerarka ayaa ka dhacay meel u dhow Neumarkt, iyadoo tareenkan oo ah kuwa xowliga ku socda lagu hakiyay magaalada Seubersdorf ee koonfur bari Nuremberg.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here